2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bill Gates oo Lagala Wareegay Naaneysta ah Shakhsiga Ugu Taajirsan Dunida Ganacsadaha reer Spain ee Amancio Ortega ayaa awood u yeeshay inuu hanti ahaan ka sara maro bilyaneerka reer Mareykan ee Bill Gates, isagoo kala wareegay naaneysta ah shakhsiga dunida ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Baqdaad Ilaa 5 qarax ayaa ka dhacay magaalada Baqdaad iyo hareeraheeda, cidna ilaa hadda ma sheegan laakin waxaa dalkaas ku xoog badan Daacish. In ka badan 12 qof ayaa ku dhimatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Mudug Ee Galmudug: Puntland Ayaa Diiddan Nabad Ka Dhalata Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ka hadlay dagaal beeleed dhowaan ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolkaasi, isaga oo sheegay in dad gaar ah ay hurinayaan colaaddaasi. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhul-Gariir Ka Dhacay Tanzania Oo Dad Ku Dhinteen Bariga Afrika: Dhul-gariir ayaa ka dhacay dalka Tanzania, dhankeeda waqooyi , waxaa lagu qiyaasay ilaa 5.7. Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay halka 203 kale ay ku dhaawacmeen, sidaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Magaalada Gaalkacyo Oo Isku Qilaafsan Qiblada Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka jiray muran la xiriira halka ay jirto qiblada, taasi oo ay isku haysteen culimada ku dhaqan magaaladaasi. Waxaa hadda dood…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Barre: Xasan Sheekh Looguma Yeeri Karo Madaxweynaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Barre Yusuf Jibriil oo ka tirsan xildhibaanada baaralamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Xasan Sheekh wixii Xalay ka dambeeyay uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxbarasho La’aan Ka Jirta Magaalada Marka Ee Shabellaha Hoose Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in gabi ahaanba ay xirmeen goobihii waxbarashada magaaladaasi kadib dagaallo soo noqnoqday oo magaaladaasi ka dhacay. Guddoomiyaha magaaladaasi Xasan Cumar Macallin oo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Sano Kadib: 8 Arrin Oo Lagu Xusuusan Doono Xasan Sheekh Maanta waxaa ay ku egtahay xilliga dastuuriga ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh, 4 sano ayaa u go’day, hadaba su’aasha isweydiinta leh waa: Xasan Sheekh iyo Xukumadiisa maxay ka qabteen siyaasadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duubabka Dhaqanka Gobolka Sh/dhexe Oo Dowladda Federaalka Ugu Baaqay Inay Dib U Dhigto Shirka Maamul U Sameynta Kulan maanta ay isugu yimaadeen duubabka dhaqanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaasi. Odayaasha dhaqanka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa kulankoodani ku dalbanayay in dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Wakiilada Somaliland oo Dib Loo Dhigay War kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegtay in la kala qaaday waqtiga doorashooyinka madaxweynaha iyo ta baarlamaanka oo hore loogu muddeeyey inay la qabto 17-ka bisha saddexaad ee sannadkan…