2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Dhuusamareeb Oo Ku Amray Gaadiidleyda Degmadaasi Iney Bixiyaan Lacago Canshuur Ah Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa si rasmi ah maanta u sheegay in magaalada laga bilaabay qaadista canshuuraha baabuurta. Guddoomiyaha Ahlu-sunna ee magaalada Dhuusamareeb Cabdullaahi Axmed Barre ayaa warbaahinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiru Dowlaha Nabadeynta Somaliland oo Ka Hadlay Wadahadalada Khaatumo Wasiiru-dawlaha nabadaynta u qaabilsan Somaliland deegaanada Sool iyo Sanaag Cabdirashiid Xuseen Cabdulle ayaa rajo nabadeed ku tilmaama shir dhawaan dad ka soo jeeda deegaanadaas iyo xukuumadda Somaliland uga furmaaya magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wafti uu Hoggaaminayo oo ku Waajahan Magaalada Laascaanood Wefti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa saaka u ambabaxaya magaalada Laascaanood halkaasi oo ay shalay ka dhaceen iska horimaadyo u dhaxeeyey ciidamada iyo dad shacab ah ee reer…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Soo Dhaweeyay Saxiixa Sharciga Axsaabta Siyaasadda ee Dalka Xubno ka tirsan xilibaannada dowlada faderalka Soomaaliya iyo Sayaasiin ayaa soo dhaweeyay saxiixa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud uu ku saxiixay sharciga Axsaabta Qaran ee dalka. Xildhibaanno Siyaasiyiin, iyo madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay ay diyaaradahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Sababay Khasaare Hanti Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari nooca xamuulka qaada ayaa lagu soo waramayaa in saakay uu ku fariin goostay xarumo ganacsi iyo goobo la dhigyo gaadiidka oo ku yaalla degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Qof…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Michael Keating Oo Rajo Ka Muujiyey In Doorashooyinka Soomaaliya u Dhacaan Si Xalaal Ah Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka la filayo in dalka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Shaacisay Waqtiga Magaalada Muqdisho Lagu Qabanayo Shirka Madaxda Wadamada IGAD Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga magaalada Muqdisho lagu qabanayo shirka madaxda wadamada IGAD. Wasiirka arrimaha dibadda C/salaan Hadliye Cumar oo saxaafadda kula hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay in shirkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta La Filayo Inuu Ka Furmo Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madasha Wadatashiga qaran, kaasi oo kahor dhacay waqtigii lagu ballamay ee ahaa inuu furmo 7-da bishan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfurta Sudan Oo Aqbalay In Dalkiisa La Geeyo Ciidamo Shisheeye Madaxweynaha Koofurta Sudan ayaa aqbalay in la geeyo wadankiisa ciidamo shisheeye oo tiradoodu gaareysa 4-kun oo askari kuwaa oo ka socda golaha amaaanka ee Qaramada Midoobay. Warkaan ayaa imaanaya kadib…