1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sanaag Dagaal u dhaxeeyay Beello wada dega gobolka Sanaag ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel Lafweyne oo gobolkaasi ka tirsan. Goob joogayaal ku sugan gobolka Sanaag ayaa inoo xaqiijiyey in dagaalkaan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheekh Cabdiqadir Mumin Ku Daray Liiska Dadka Ay Doon-Doonayaan War ka soo baxay waaxda Mareykanka u qaabilsan xafiiska ay ugu yeeraan la dagaalanka argigixisada ayaa sheegtay in Sheekh Cabdiqadir Muumin lagu daray liiska dadka ay Mareykanka Doon-doonayaan. Qoraalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Isku Horfadhiyey Gaalkacyo Oo Maanta La Kala Qaadayo Waxaa maanta o Khamiis ah lagu wadaa in la kala qaado maleeshiyo beeleed maalamahan isku horfadhiyay magaalada Gaalkacyo oo ay ka taagneyd xiisad dagaal. Heshiis horudhac ah ayaa laga gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Soo Qabtay Nabadoon Xalay Lagu Dilay Baladweyne Maamulka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyey howlgallo ay ciidamada amniga xalay illaa saakay ka wadeen magaaladaasi, kaasi oo lagu raadinayey dadka ka dambeeyay nabadoon xalay lagu dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Nabadoon Lagu Dilay Magaalada B/weyne Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil fiidkii xalay degmada B/weyne loogu geystay mid ka mid ah Nabadoonada magaaladaasi. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa degmadaasi ku dilay Nabadoon Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Mexico Waxaa Ay Bixin Doontaa Lacagta Darbiga Murashaxa jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu sheegayaa in dalka Mexico uu bixin doono lacagta ku baxeysa darbi uu sheegay in uu ka dhisayo inta u dhaxeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Brazil Oo Shaqada Laga Ceyriyay Senat-ka Brazil ayaa arbacadii shaqada ka ceyriyay madaxweynaha dalka Dilma Rousseff kadib markii lagu helay arrimo la xiriira in ay qarisay xisaabaad guud, codeynta waxaa ay u dhacday 61 ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waqooyiga Kuuriya Oo Dishay Wasiirka Waxbarashada Mas’uul u hadlay waqooyiga Kuuriya ayaa sheegay in dalkaasi lagu daldalay wasiirkii waxbarashada, isagoo tafaasiil intaa dhaafsan aan bixin. Wasiirka hadda la dilay ayaa la sheegay in mar hore la…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo IGAD Oo Ku Dhowaaqay Waqti Uu Dib u Bilaabanayo Shirka Jowhar Dowladda Soomaaliya iyo urur goboleedka IGAD ayaa maanta kulan ku yeeshay Muqdisho. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Sabtida lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Oo Shaaciyey Xilliga Uu Furmayo Kalfadhigga Saddexaad Ee Baarlamaanka Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulkaasi. Garoonka diyaaradaha ee Cadaado waxaa ku soo…