2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble Oo Ku Baaqay In Dib Loogu Laabto Sida Loo Qeybiyey Xubnaha Aqalka Sare Waxaa maalmahan dambe taagnaa doodda ah aqalka sare iyo sida loo qeybsanayo oo beelaha iyo maamullada qaar ay saluugeyn halka loo maray awood qeybsigaas ayaa siyaabo kala duwan waxaa uga…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Federaalka Qaarkood oo Ol’olihii Dib u Doorasho Ka Bilaabay Degaanadii ay ka soo Jeedeen Xamsa Sheekh Xuseen Colow oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo booqasho ku tagtay magaalada Kismaayo ayaa sheegatay iney halkaa u tagtay, hardanka loogu jiro raadinta xilka baarlmaanka federaalka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameed Sheegay In Gobolka Awdal Aanu Qeyb Ka Ahayn Warqadda Ictiraaf Raadinta Somaliland Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka gobolka Awdal ee maamulka Somaliland ayaa sheegay iney ka soo horjeedaan barnaamij dhawaan magaalada Hargeysa lagu soo gabo gabeeyey oo wasaaradda arrimaha dibadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo Lagu Eedeeyay Qabasho La’aanta Tartankii Ciyaaraha Gobollada ee Maamulka Ciyaartooy ka kala tirsan saddex kooxood oo ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa wasaaradda ciyaaraha Somaliland ku dhaliilay qabasho la’aanta sannadkii Shanaad ee Koobkii sannad ah ee ciyaaraha gobollada Somaliland. Ciyaartooydan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Japan Kala Hadli Doonta Maalgelin Toos Ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi wasiirro ah uu ku jiro wasiirka arrimaha dibadda ayaa maanta ka qeybgalaya shirka Japan iyo Afrika uga furmaya magaalada Nairobi. Wasiirka arrimaha dibadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay Dhaqan Gelin La’aanta Sharciga Xildhibaanno ka tirsan aqalka wakiilada Somaliland ayaa xukuumadda ku eedaynaya inaanay dhaqangelin xeerarkii ay horey u meel mariyeen baarlamaanka ee sida tooska ah u taabanayay nolosha bulshada . Xildhibaan Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Wadamada Japan Iyo Afrika Oo Maanta Ka Furmaya Nairobi, Kenya Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka furmo shir madaxeedka 6-aad ee Afrika iyo Japan ee loo yaqaano TICAD kaasi oo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiintii Ku Dhaawacmay Qaraxii Baardheere Oo La Keenay Muqdisho Iyo Baydhabo 9 qof oo uu ku jiro guddoomiyaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa loo soo qaaday magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo kadib markii ay ku dhaawacmeen qarax habeen kahor ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Ka Hadlay Xilliga La Xareynayo Ergada Dooran Doonta Xildhibaannada Xubnaha guddiga doorashooyinka dadban ayaa dhawaan safar ku kala aaday qaar ka mid ah gobollada dalka halkaasi oo ay kula soo kulmayaan waxgaradka la doonayo in ay soo xulaan xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Tunis Oo Kalsooni Siiyay Xukuumadda Baarlamaanka Tunis ayaa saacado dambe oo jimcadii ah waxaa codka kalsoonida siiyay xukuumadda ra’isul wasaare Yusuf Shaahid, xilli dalkaas uu ka jiro dhibaatooyin xagga amniga iyo dalxiiska ah. Xukuumadda waxaa…