3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xoosh oo Ka Warramay Khatar Ku Hor Gudban Dhismaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Xildhibaan Abuukaate C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa sheegay in khatar ay ka jirto dhismaha aqalka sare ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Lagu Dilay Degmada Dharkeynley Ee Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeysan ay goor dhow degmadaasi ku dileen sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa wasaaradda difaaca Soomaaliya. Sarkaalka la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiyada Gaarka ah Oo Mushaar Laga Siinayo Shaqaalaha Dowladda Federaalka Shaqaalaha Dowladda qaarkood oo markii hore mushaarka ka doonan jiray Bank-ga Dhexe ayaa hadda loo wareejiyay bangiyada gaarka loo leeyahay si ay uga doontaan mushaarkooda. Taasi waxa ay timid kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Ka Hadlay Dhibaatada ay Leedahay Shaqaaleysiinta Cadaalad Darrada ah Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa ka hadlay cadaalad darrada shaqaaleysiinta iney keento fal dambiyeedyo ay ku kacaan dadka baahida shaqo hayso. Guddoomiyaha maxakamada sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Baraawe Oo Diyaar u Ah Martigelinta Shir Looga Hadlayo Nabadda Sh/hoose Maaamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay martigeliyaan shir looga hadlayo nabadda gobolkaasi. Bashiir Maxamed Yuusuf oo ah guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mootooyinka Saddexda Lug Leh Oo Markii Ugu Horreysay Ka Shaqo Billaabay B/weyne Bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan waxay Labadii sano ee lasoo dhaafay ku tallaabsanayeen horumaro kala duwan haba ugu badnaatee dhanka ganacsiga. Sanad walbo waxaa gobolkaasi ku kordhayey qorsheyaasha ganacsiga cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Fursado Shaqo Siineysa Dhallinyarada Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda maamulka Galmudug Maxamed Axmed Faarax ayaa sheegay inay shaqaleysiin donaan dhallinyarada ku nool deegaannada maamulka Galmudug, kuwaasi oo shaqo la’aan ay haysato. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Ee K/Galbeed Oo La Kulmay Waxgaradka Baay Iyo Baakool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed iyo waxgaradka gobollada Baay iyo Bakool. Waxay ka wada hadleen arrrimo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gantaal Ay Tijaaabisay Waqooyiga Kuuriya Oo Ku Dhacay Biyaha Japan Dalka Waqooyiga Kuuriya ayaa tijaabiyay gantaal ballistic ah, iyadoo ka tuurtay dusha maraakiibta loo yaqaano gujiska, sidaa waxaa sheegay saraakiil Mareykan ah. Gantaalka The KN-11 ayaa la sheegayaa in laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Duqeysay Tuulooyin Turkiga Ah Iyo Ankara Oo Bilowday Howl-gal Militari Dowladda Turkiga ayaa la sheegayaa in dadka ka rartay tuulooyinka ku dhaw xadka dalkaasi uu la wadaago dalka Suuriya halkaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Daacish. Arrintan ayaa ka…