1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qarax Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in Qaraxyo xooggan goor dhow ay ka dhaceen Waqooyiga magaaladaasi ee Puntland maamusho. Wariyeyaasheenna ku sugan Gaalkacyo ayaa soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Odayaasha Dhaqanka Awdal iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlmaanka Somaliland oo Ka Arrinsanaya Saami-qeybisga Wakiillada Odayaasha dhaqanka gobolka Awdal ayaa sheegay in 28 Bishan August uu magaalada Boorama uga furmi doono shir madax dhaqameedka Boorama iyo 21 xildhibaan oo golayasaha guurtida iyo wakiilada ugu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Kaxda Oo Furaya Waddooyinka Xiran Ee Degmadaasi Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal horumarineed oo degmadaasi ah, islamarkaana ay doonayaan in mashaariic kala duwan ka fuliyaan degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Ismaaciil…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka JABOUTI: Kireynta Saldhigyada Milatari ee Dalalka Shisheeye oo ah il Dhaqaale oo aad Muhiim u ah Dowladda Jabouti waa dowlad ku fadhida dhul badkiisu yahay 23kun oo Km2, dadkeeduna waxa uu ku dhaw yahay 830 kun oo qof, waxaase saldhigyo ku leh Mareykanka, Faransiiska, Talyaaniga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Soo Bandhigay Rag Ay Sheegeen Inay Kasoo Baxsadeen Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kusoo bandhiggay Saddex ruux oo dhallinyaro ah islamarkaana sheegay inay ka mid ahaayeen Xarakada All-shabaab. Raggaan ayaa magacyadooda waxay ku kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wanlaweyn Oo Sheegay Inay Ka Hortageen Rag Maleegayey Falal Amni Darro Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ka hortageen falal amniga ka dhan ah, islamarkaana la doonayey in shacabka lagu waxyeeleeyo. Gudoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamdda Wareegta Oo Laga Hirgelinayo Degmooyinka Iyo Deegaannada Sh/dhexe Deegaanno badan oo ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ka soconaya qorshe ballaaran oo ku aadan sidii deegaannadaasi looga hirgelin lahaa Maxkamadda Wareegta. Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Shabellaha Dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Oo Ka Dhacay Degmada Jalalaqsi, Hiiraan Kulan ballaaran oo looga hadlayey amniga guud ee degmada Jalalaqsi iyo wada shaqeyn dhexmarta bulshada iyo Ciidanka ayaa lagu qabtay degmadaasi. Kulankaan waxaa soo qaban qaabiyey maamulka degmada Jalalaqsi, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Xaflad Aroos Oo Isku Badashay Tacsi Iyo Kala Carar Qaraxa oo ka dhacay goob aroos ah ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen in ka badan 30 qof halka 90 kale ay ku dhaawacmeen, dhibaatadan waa tii ugu xumeyd…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta ay U ahayd 4 sanno Guuradii Ka soo Wareegtay Maalintii Xilka loo Igmaday Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa isla soo qaaday waxyaabihii u qabsoomay baarlamaanka mudadii 4 sanno ee uu dhisnaa, iyadoo ay maanta ugu ekayd mudadii…