3 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo la Horkeenay Qaraar Ku aaddan in Dib u Eegista Dastuurka Lala Sugo Baarlamaanka 10aad Baarlamaanka federaalka Soomaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntiisa magalada Muqdisho ayaa soo saaray qaraar ku aaddan howsha dib u eegista dastuurka oo loo leexinayo baalramaanka 10 aad ee dhawaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Ansixinta Heshiisikii DP World oo Saameyn Taban Ku Yeeshay Baarlamaanka Somaliland Ansixinta Heshiiskii DP World ee maalgelinta dekedda Berbera ayaa saameyn aan wanaagsaneyn ku yeeshay habsami socodka shaqada ee baarlamaanka oo anxisinta heshiiska ka dib si gaabis ah u socda. Xildhibaanada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Sheegay Inaan Lagu Degdegin Dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe Xildhibaan Shariif Arwaax oo ka Tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Galmudu oo wareysi gaar ah siiyay goobjoog News ayaa sheegay in ayna habooneyn in lagu degdego sameynta maamulka Hiiraan, maadaama kuwii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Hay’adda Shaqaalaha oo Tababar u Furtay 15 Kun oo ka Tirsan Shaqaalaha Rayidka ah Hay’ada shaqaalaha rayidka ah ee Somaliland ayaa tobobar muddo hal sanno ah soconaya u bilawday 15,000 oo ka mid ah shaqaalaha dawaladda u diiwaangashana, kuwaasi oo Labo Labo maalmood loogu…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirk Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan Xiriirka Maraykanka iyo Soomaaliya, Burcad Badeedda, Dacwadda Badda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ka Digtey Sii Wadista Xaalufka Lagu Hayo Dhirta Maamulka Puntland ayaa ka digay in lasii wado xaalufka lagu hayo dhirta kadib markii ay soo shaac baxeen warar sheegaya in taasi hoos u dhac ballaaran ku keentay wax soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War IGAD: Qatarta Al-shabaab Wey Baahday Xarakada Al-shabab oo inta badan la sheego inay dagaallo ka wado dalka Soomaaliya ayaa hadda waxa ay u muuqaneysa in hawlgaladoodii ay ku sii baahayaan wadamada deriska la ah Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Difaacay Askari Qof Madow Ah Dilay Murashaxa Jamhuuriga Donald Trump ayaa difaacay dil ay askarta Mareykanka u geysteen wiil madow ah sabtidii la soo dhaafay. Wiilka la dilay oo 23 jir ahaa, waxaa lagu magacaanaa sylville…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye: Qareenno Ayaa Loo Qabtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Ku Xiran India Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaalia ayaa meesha ka saartay in Dowlada Federaalka ay ka gaabisay wax ka qabashada Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xir xiran Xabsiyo ka mid ah Caalamka. Wasiirka wasaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga Labaad Ee Carwada Buugaagta Oo Maanta Ka Furmaysa Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo Bandhigga Labaad ee Carwada Buugaagta, kaa oo socon donna Muddo Saddex maalin ah. Maxamed Diini oo ah…