1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Ayaa Laga Soo Sheegayaa Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Maamulka degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegay in xaalad bini’aadannimo oo aad u adag ay ka jirto degmadaasi. Ibraahim Maxamed Nuur Shikshigow oo ah guddoomiyaha degmadaasi oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir: Cadaallada Ayaa La Marin Doonaa Cid Walbo Oo Dhib Ku Haysa Shacabka Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay aad uga xun yihiin dhaca loo geysto shacabka ku dhaqan degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Goobjoog Fm oo saakay qodobo dhowr ah oo dalka iyo dibaddaba isugu jira, waxaana idiin tabinaya wariyaheena Hanad Cali Guuleed. Riix…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad ” Dib u Dhaca Shaxda Habraaca Doorasho Waa Mid ku Talogal ah” Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dib u dhac kasta oo doorashada ku yimaada ay mas’uuliyadeeda…
5 daqiiqo Sheeko:War OGEYSIIS JAGO BANAN – Kaaliyaha Dib U Heshiisiinta iyo Maamulka Degaanka ee Barnaamijka Xasilinta Xayesiin Shaqo: Barnaamijka Xasilinta Muddada Shaqada: Waa 6 billood oo la kordhin karo Goobta shaqada: DIINSOOR, BAARDHEERE, ADALLE, BULO BURTE IYO MAHADAAY Supervisor: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Waxay Xirmaysaa:…
5 daqiiqo Sheeko:War OGEYSIIS JAGO BANAN – Sarkaal Xiririnta dadwaynaha ee Barnaamijka Xasilinta Xayesiin Shaqo: Barnaamijka Xasilinta Muddada Shaqada: Waa 6 billood oo la kordhin karo Goobta shaqada: WAAJID, DIINSOOR, BAARDHEERE, HUDUR IYO MAHADAAY Supervisor: Wassaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalka Waxay Xirmaysaa: Axad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Raashiin Ku Wareejisay Maamullada Banaadir Iyo Koonfur Galbeed (Sawirro) Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxay deeq raashiin ah ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir, maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo sidoo kale ehlada wariyeyaashii dalka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Uganda Oo Ciidamo Cusub Usoo Daabushay Soomaaliya (Sawirro) Dowladda Uganda ayaa magaalada Muqdisho waxay kasoo dejisay ciidamo cusub oo dalkeeda ah kuwaasi oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM. War kasoo baxay taliska AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidankaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Cusub Ee AMISOM Oo Shaqadiisa Si Rasmi Ah Ula Wareegay Waxaa maanta xafiiska si rasmi ah ula wareegay Taliyaha cusub ee AMISOM Lt. General Cusman Noor Soubagleh, isagoo badalay General Jonathan Rono. Ambassador Francisco Caetano Madeira oo ah ninka Midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Masar Oo Hub Iyo Gaadiid Ku Wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya (Sawirro) Dowladda Masar ayaa maanta oo Talaado ah waxay gaadiid iyo hub ku wareejisay wasaaradda difaaca ee xukuumadda Soomaaliya kadbin munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Gaadiidkaan iyo hubka ayaa…