2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Oo Ka Qeybgalay Dibadbax Ka Dhacay Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo inqilaabkii fashilmay ee xubno ka mid ah Milatariga Turkiga ku doonayeen inay ku qabsadaan dalkaasi. Dibadbaxan ayaa waxaa…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Sabab Oo Shacabka Soomaaliyeed U Jecel Yihiin Madaxweynaha Turkiga Erdogan Soomaaliya sida Turkiga oo kale, xalay ilaa maanta waxaa laga dareemayaa afgambiga dhicisoobey ee lagu sameeyay Madaxweyne Erdogan, dadka waxaa ay ku dhafreen shaashadaha Telefishinnada si ay ula socdaan wararka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Afgambiyadii Ka Dhacay Dalka Turkiga 50-kii Sano Ee Lasoo Dhaafay Turkiga ayaa waxaa soo maray taariikhdan casriga ah afgambiyo milatari oo ay hormuud ka yihiin ciidanka milatariga dalkaas, kuwaas oo sababay dib u dhac dhaqaale iyo mid bulsheed intaba, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacagta Liiraha Turkiga Oo Hoos u Dhac Ku Yimid Lacagta Turkiga ee liiraha ayaa hoos u dhacday 5% marka lagu sarifo lacagta dollarka Maraykanka ka dib markii ciidamada militariga Turkiga ay sheegeen in ay afgambi kula wareegeen dalka Turkiga,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suxufiyiinta Jubbaland Oo Hoggaan Cusub Doortay Munaasabad ka dhacday magaalada Kismaayo oo ay kasoo qeybgaleen wariyeyaasha ka howlgalo Jubaland oo kala mataleeysay Saddexda gobol ee Jubaland ayaa waxay ay ku doorteen hoggaan cusub oo uu yeesho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dibadbax Ka Billowday Magaalada Muqdisho Waxaa goor dhow si rasmi ah magaalada Muqdisho uga billowday dibadbax ballaaran oo uu soo qabanqaabiyey maamulka Gobolka Banaadir kaasi oo lagu muujinayo sida looga xunyahay isku daygii Afgambi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka saakay iyo Goobjoog Fm oo ah barnaamij lagu soo gudbiyo wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda. Saakay waxaa akhrinaya Maxamed Cabdi Xuseen,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Lagu Xalinayo Xiisad Beeleed Oo Ka Socda Degmada Warsheekh Ee Sh/dhexe Degmada Warsheekh ee gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ka soconaya kulamo gaar gaar ah oo la doonayo in lagu xalliyo xurguf u dhaxeysay maalmahan beello wada deggan degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Inqilaabkii Dhicisoobay Ee Turkiga Oo Ka Dhacaya Muqdisho Maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka dhaco dibadbax aad u ballaaran kaasi oo ka dhan ah Inqilaabkii dhicisoobay ee Milatarigu dalka Turkiga isku dayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgambi Fashilmay Oo Ka Dhacay Dalka Turkiga Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay saakay inuu fashilmay isku day Inqilaab Milatari oo lala damacsanaa xukuumaddiisa, iyadoo madaxweynuhu uu ballan ku qaaday in dadkii ka dambeeyay la…