3 daqiiqo Sheeko:Dalka 27 June: Xuriyaddii Dalka Djabuti Iyo Xiriirka Kala Dhexeeya Soomaaliya Dhulka Xeebta Soomaaliya(Djabuti), waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maanatana Soomaalida waxaa ay ugu yeeraan Hiil-Walaal. Djabuti waxaa ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowldda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyey Deegaan Ka Tirsan Gobolka Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa inay faarujiyeen habeenkii xalay ahaa deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha deegaankaasi Xuseen Wardheere oo wareysi siiyey Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dhuux “Hay’adaha Amnigu Waxay Ku Fashilmeen Ka Hortagga Weerarada Ku Wajahan Hoteelada Muqdisho” Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux oo ka tirsan guddiga ammaanka iyo gaashaandhigga ee baarlamaanka federaalka ayaa hay’adaha amniga ku eedeeyay aqoondarro iyo inay ka caajiseen qaadista tallaabooyin ka dhan ah dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Jirdilay Tifaftirihii Radio Daljir Ee Garoowe Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin maamulka Puntland ayaa xalay jirdil ugu geystay magaalada Garoowe tifaftirihii Radio Daljir kadib markii ay kala degeen gaarigiisa. Cabdifataax Cumar Geeddi ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Magaalada Gaalkacyo Ku Dilay Mudane Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gaalkacyo Rag Hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dileen mudane ka tiarsanaa golaha deegaanka magaaladaasi ee dhanka Puntland. Mudanaha la dilay ayaa lagu magacaabaa Saciid…
1 daqiiqo Sheeko:War Liiska Odayaasha Dhaqanka Ee Soo Xuli Doona Xildhibaannada Baarlamaanka Soo Socda (Akhriso) Waxaa lasoo saaray Liiska ay ku qoran yihiin Odayaasha dhaqanka ee ka kooban 135 islamarkaana soo xuli lahaa xildhibaannada baarlamaanka cusub ee soo socda. Odayaashan ayaa ah kuwii horay usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Jadwalka Doorashada 2016 Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka doorashada 2016ka, jadwalkan waxaa ku cad dhamaan sida ay wax u dhacayaan iyo xitaa maalmaha ay dhacayaan. Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Taariikhda Burci Maxamed Xamsa Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Naasahablood Burci Maxamed Xamsa oo ka mid noqday dadkii ku dhintay qaraxii sabtidii ka dhacay ee Hotelka Naasahablood waxaa uu ahaa aqoonyahan ku taqasusay Bey’ada iyo Dhirta. Burci Maxamed Xamsa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Xusayey 26-ka Juun Oo Xalay Ka Dhacay Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa habeekii xalay ahaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayey 26 Juun oo ah markii ugu horreysay oo la dhulkeenna laga taago Calan Soomaaliyeed oo xor ah iyo markii…
2 daqiiqo Sheeko:War Kulan Lagu Soo Dhaweeyay Qodobadii Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo ay Ka qeybgleen Xildhibaanno Kulanka ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, wasiirro, oday dhaqameed, haween oo lagu soo dhaweynayay qodobada qaar shirka madasha wadatashiga qaran ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan…