1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Dad Shacab Ah Oo Guryahooda Lagu Dilay Shan qof ayaa siyaabo kala duwan xalay loogu dilay degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dadka la dilay waxaa ku jira nabadoon magaciisa lagu soo koobay Carrabeey oo si weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubnaha Siyaasiyiinta Ah Oo Laga Saarayo Guddiga Doorashada Ee Dhawaan Madaxweynuhu Magacaabay Madasha wadatashiga qaran ayaa kulankii maanta ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay isku raaceen in xubnaha siyaasiyiinta sida wasiirada laga saaro guddiga doorashada 2016 ee dhawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukun Dil Ah Oo Maanta Lagu Riday Shaqsigii Dilay Taliyaha Nabad Sugidda Ee Sh/dhexe Maxkamadda ciidamada qalabka sida waxay xukun dil ah ku ridday Yuusuf Xasan Maxamuud oo ku eedeysan inuu dilay taliyahii ciidanka Nabad sugidda Sh/dhexe C/weli Ibraahim Maxamed. Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyeyaasha Soomaalida Iyo Beesha Caalamka Oo Ku Kulmay Baydhabo (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo oo maalintii labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ay Yeesheen Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga Guud Ee Dalka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-Jiir, iyadoo kulankan qodobada looga hadlay ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Uu Hoggaaminayo Ambassador Keating Oo Ku Biiray Shirka Baydhabo Wafdi ka socda Qaramada Madoobe oo uu horkacayo xoghayaha guud ee Soomaaliya u qaabilsan Danjire Michal Keating ayaa ku biiray maanta shirka Baydhabo ka soconaya ee ay leeyihiin madasha Wadatashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa C/samad Gallan Oo Ku Dagaallamay Carmo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo kuwo taabacsan guddoomiyahii hore ee gobolka Bari C/samad Maxamed Gallan ayaa maanta ka dhacay deegaanka Carmo kaasi oo khasaare uu ka dhashay. Wararku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ingiriiska Oo u Codeynaya Xubinnimada Midowga Yurub Malaayiin Ingiriis ah ayaa maanta u codeynaya Xubinnimada Midowga Yurub, codeynta ayaa lagu sheegay in ay tahay mid taariikhi ah, waa aftidii sedexaad ee ka dhacda taariikhda Ingiriiska. Goobaha doorashooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Hore Cali Seeko oo ka warbixiyay War-murtiyeed Ka Soo Baxay Madasha Badbaada Galmudug Xildhibaan hore Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay war-murtiyeed ay shalay kasoo saareen magaalada Muqdisho kaas oo ay uga hadaleeyn, sidey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Kana Dhan Ah Puntland Oo Ka Socda Duleedka Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan oo gobalka Bari uu ka wado guddoomiyihii hore ee gobalkaasi oo ka gadooday siyaasadda maamulka Puntland. Cabdisamad Maxamed Gallan. Guddoomiyaha gadooday ayaa…