1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Xarun Tababar u Furtay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ururka Midowga Afrika ayaa maanta dalka ka sameeyay xarun lagu tababarayo ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha ururka oo Saxaafadda la hadlay. Francico Maderia oo ah wakiilka gaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Dowladda Oo Gaaray Baladweyn Si Macaawino U Qeybiyaan Wasiirrada arrimaha gudaha Cabdirixhman Maxamed Xuseen iyo amniga gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan. Wasiirka arrimaha gudaha Cabdirixhman Maxamed Xuseen Odowaa oo saxaafadda kula…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari: In Dalka Dastuur la’aan laga Badbaadiyo Waa Lagama Maarmaan Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta hadal jeedin ka sameeyay xarunta baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay in dalku uu gali karo Dastuur la’aan sidaa darteed ay lagama maarmaan tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In La Adkeeyay Amniga Deegaannadooda Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay adkeeyeen ammaanka guud ee deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo sidoo kalena ay wadaan qorsheyaal lagula dagaallamayo Al-shabaab. Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska gaarka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Sheegtay Inay Dishay Maxamed Dulyadeen Oo Ka Tirsan Saraakiisha Al-shabaab Wasiirka amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa xaqiijiyey geerida saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo uu sheegay in lagu dilay dagaalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Weeraray Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen Duleedka Kismaayo Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in waabarigii saaka ay weerar ku qaadeen saldhig Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Buulo-gaduud ee gobolka Jubada Hoose,…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Somaliland oo Cali Khaliif Galeyr Ku Eedeeyay Inuu Xaalad Ammaan Darro ka Abuurayo Sool iyo Sanaag Xildhibaan Cabdikariin Cali Shabeel oo guddoomiye u ah guddiga difaaca ee baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in Cali Khaliif Galeyr uu Shaqaaqooyin siyaasadeed iyo xaalad amaan darro ka wado Sool iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Soomaalida Dhulkooda Nabadda Ah Yaan Ku Celinaynaa Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mwenda Njoka ayaa sheegay in Kenya ay ka go’an tahay inay xirto xeryaha Dhadhaab oo uu sheegay in amni darro kaga timaado. Afhayeenka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Shaacisay Tirada Muhaajiriinta Ah Ee Sanadkaan Badaha Ku Geeriyootay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in sanadkaan kaliya ay dhinteen dad gaaraya 2,500 ruux kuwaa oo doonayey in qaab tahriib ah ku galaan dalalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Qoryooley, Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo waxay ka wadaan degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose kadib qarax ka dhacay magaalladaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka degmada Qoryooley Cabdi…