Magaalda Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxaa maalintii shalay ahayd gaaray madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyadoona halkaasi lagu soo dhaweeyay. Cabdi Maxamed Cumar oo ah Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya…