1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Baay Wararka ka imaanaya deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay ayaa ku waramaya in halkaasi ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Ciidamada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno ka Tirsan Galmudug Oo Soo Saaray Bayaan Ku Saabsan Habka Doorashada 2016 Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray war-Murtiyeed ay kaga soo horjeedaan qodobada shirkii madasha wadatashiga heer qaran ee ku aadanaa habka doorashada 2016. Xildhibaanada ayaa Qodobbo kasoo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Gobolka Banaadir Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa saakay waxay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dileen mid ka mid ah ganacsatada degmadaasi. Ganacsadahan oo magaciisa lagu soo gaabiyey Aadan Afgooye ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wax Walbo Oo Lagu Xalinayo Dagaalka Miircowleed Diyaar Baan u Nahay Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wax walbo oo lagu xallinayo dagaallada kasoo cuboonaaday deegaannada Miircowleed iyo deegaannada kale ee ku dhow xadka Itoobiya ee Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Amaanka Oo Sheegay In Ay Qabteen Hogaamiye Ka Tirsan Al-shabaab Hey’adda sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay hogaamiye ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka gobolka Banaadir Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in Maxamed Siyaad Fanax oo ka tirsan Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Maanta Dood Adag ka Yeeshay Hinidise Sharciyeedka Axsaabta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday hindise sharciyeedka Axsaabta Qaranka. Kalanka ayaa ahaa kalfadhiga 8aad kulankiisa 4aad, waxaana shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Wasiirkii Boostada Iyo Isgaarsiinta Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay wasiirkii wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Guuleed Xuseen Qaasim. Wareegto kasoo baxday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaaliya Iyo Midowga Afrika Oo Ka Baaraandagaya Istaraatiijiyad Ammaan Oo Looga Hortagayo Qatarta Argagixisada Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa qorsheynaya istaraatiijiyad cusub oo dhinaca ammaanka ah si ay gacan uga geysato ka hortagga qatarta waxa loogu yeero aragagixisada ee ka jirta dalka ku yaalla…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Guuleystay Qaboojinta Xiisad Beeleed Ka Jirtay Gobolka Galgaduud Waxgaradka kasoo jeeda deegaannada Xeraalle iyo Xananbuure ee gobolka Galgaduud ayaa maalmahan dambe waday dadaallo ay ku doonayaan sidii looga hortagi lahaa muran ka dhashay lahaanshiyaha dhul la doonayey in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Fanaan Cismaan Maxamed Gacanlaw Oo Maanta Kale Sanadkii 2013 Ku Geeriyooday Hargeysa 25-bishii April Maanta oo kale Sanadkii 2013kii waxa Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Fanaan Cismaan Maxamed Cabdikariim Gacanlaw oo lagu xasuusto in kaalin muuqata…