1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saaka Xiran Inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa saaka ah kuwo xiran arrimo la xiriira munaasabadda maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April. Waddooyinka isku xira Isgoyska Km-4, Tarabuunka, Warshadada, Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka Oo Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 56-aad e kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga dalka…
3 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan “Caalamku Waxa uu Ku Qancay in Soomaaliya ay ka Jirto Dowlad Mas’uul ah” Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad Dastuuri ah u jeediyay xubnaha baaralmaanka federaalka oo u furmayay kalfadhigaa sideedaad ee baarlamaanka ayaa ka hadlay arrimo badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari “Laba Qodob Oo Muhiim Ah Ayaa Horyaalla Baarlamaanka Oo Uu Ka Shaqeynayo” Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta khudbad ka jeediyay xarunta baarlamaanka furintaanka kalfadhiga 8aad kulankiisa koowaad ee gaarka ah, ayaa ka hadlay qorshaha baarlamaanka bilaha u…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Furay Kalfadhiga 8-aad Ee Baarlamaanka Kalfadhigii 8aad ee ugu dambeeya baarlamaanka 9aad ayaa maanta ka furmay xurunta baarlamaanka ee magaalada Muqdisho. Farutaanka kalfadhiga sideedaad kulankiisa kowaad ee gaarka ah ayaa waxaa furitaankiisa ka qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Degmada X/weyne Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhaw ka dhacay bannaanka hore maqaayad lagu magacaabo Al-hindi taas oo ku taalla degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Gedo Oo Biyo La’aan Ay Ka Jirtay Roob xooggan ayaa ka curtay deegaannada waqooyi ee gobolka Gedo kuwaas oo xiray isku socodka degmooyin muhiim ah oo ku yaalla gobolkaasi. Maxamed Xaaji oo kamid ah dadka ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsan Jubbaland Oo Xaqiijiyey In Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Duqeeyeen Degmada Jilib Mas’uul ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa xaqiijiyay jiritaanka diyaarado maraykan ah iyo ciidamo Soomaali ah oo beegsaday degmada Jilib ee Jubbada Dhexe. Guddoomiyaha deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Xasan Xanafi Xaaji Maxkamadda ciidamada qalbka sida ayaa saaka oo Isniin ah waxay dil toogasho ah ku filsay Xasan Xanafi Xaaji oo lagu eedeyay inuu ka dambeeyay dilka wariyeyaal lagu dilay magaalada Muqdisho.…
6 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno: Puntland ha Ogaato, Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiidna ha Fahmo !! Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la soo xiriiray Goobjoog News iyagoo kala jooga Nairobi iyo London ayaa ku tilmaamay heshiiskii dhawaan Garoowe ee dowladda Soomaaliya iyo Puntland mid…