1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Heshiis La Gaartay Odoyaasha Dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Waxaa goordhaw heshiis ku gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dowladda Soomaaliya iyo Odoyaasha Dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Qodobada Lagu Heshiisyay waxaa ka mid ah: In shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baladweyne Kula Kulmaya Waxgaradka Gobolka Hiiraan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii Seddaxaad waxa uu ku sugan yahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo kulamo uu kula leeyahay waxgaradka gobolkaasi. Ulajeedka…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan C/raxmaan Xoosh ” Madaxweynuhu Waxa Uu Ku Fashilmay Wax Kasta, Waxaana Uu Isku Haystaa In La Jecelyahay” Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Fedelaaka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa madaxaweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay xikmad darro iyo inuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Keenay Biyo Aan Badneyn Wabiga Shabelle oo maalmihii ugu dambeeyay Biyo la’aan ahaa ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan uu keenay biyo aan badneyn xilli dad badan ay saameyn ku yeelatay biyo la’aantani. Wararku…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 30aad Baarlamaanka Somaliland oo Sabtigii fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Hargeysa ayaa meel mariyay Ajandaha kalfadhiga 30aad ee golaha. Fadhiga waxa ka soo qeyb galay mudanayaal gaaraya 43 xubnood, waxaana shir…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Taargooyinka Kala Nuuca Ah Ee Ay Sameysteen Maamul Gobaleedyada Dalka Muddooyinkii dambe waxaa taagneyd cabasho ay qabeen gaadiidleyda kala duwan ee ka shaqeeya gobollada dalka iyo kuwa gobolka Banaadir ee u safra deegaannada Maamulka koofur galbeed taasi oo la xariirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Qabteen Dooni Ay La Socdeen Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen dooni ay la socdeen rag ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab, kadib howlgallo ay sameeyeen ciidanka maamulkaasi. Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamuud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Seddax Qodob Hordhigay Dowladda Federaalka Waxgaradka ku dhaqan gobolka Hiiraan, gaar ahaan ugaasyadii la kulmay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda hor dhigay Seddax qodob oo ay sheegeen inay u arkeen xalka ugu haboon ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Jeesow “Madaxweynuhu Odoyaasha Dhaqanka Ayuu Taladii Dib Ugu Celiyay iyagaan Ka Sugeynaa Iney Meel inoo Jiheeyaan” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha gudaha ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shacab Dhigay Dibad Bax Ka Dhan ah Monitoring Group(Sawirro) Boqolaal dad ah ayaa isusoo bax looga soo horjeedo Monitoring Group ka sameeyay Daljirka daahsoon ee bartamaha magaalada Muqdisho. Odayaal, Ganacsato, dhalinyaro, haween iyo dadweyne badan ayaa ku dhawaaqayey erayo…