1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Galmudug Iyo Al-shabaab Oo Ka Socda Gobalka Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka billowday dagaal u dhaxeeya ciidamada Galmudug oo garab ka helaya ciidamo deegaan iyo Al-shabaab oo dhinac ah. Dagaalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Lagula Eegtay Deegaanka Lafoole Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Lafoole ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qarax Miino goor dhaw halkaasi lagula eegtay askar ka tirsan ciidanka dowladda kuwaasi oo halkaasi marayey. Miinadaan…
3 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka oo ku Tilmaamay Sharciga la Dagaallanka Argagixisada Mid aan la jaanqaadi Karin Soomaaliya Wasiirka ammaanka Cabdirisaaq Cumar Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho Axaddii lasoo dhaafay ayaa xubnaha baarlamaanka ka codsaday iney ansixiyaan sharciga la dagaallanka argagixisada isagoo xusay in sharcigaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Amniga iyo Taliyeyaashiisa Oo Maanta Hor Tagaya Baarlamaanka Federaalka Waxaa xubnaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya u furnaa maalmihii lasoo dhaafayna ay ka doodayeen mooshin looga hadlayay arrimaha xasaanadda iyo amniga oo la gudagalay 16 Febraayo, arrimaha xasaanadda oo muddo dheer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska Dubai oo Xiray Gabar Soomaali ah kadib markii lagu helay Document Been Ah Booliiska Dubai ayaa ku xiray gabar Soomaali ah iyo hooyadeed garoonka diyaaradaha ee Dubai International Airport. Sida ay Booliiska sheegeen gabadha iyo hooyadeed waxaa ay doonayeen in ay dalka Ingiriiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Mareykanka oo Dhaawacay Wiil Soomaali iyo Dibad Baxyo Ka Dhashay Boqolaal dibad baxayaal ah ayaa isugu soo baxay Salt Lake City oo ka tirsan Utah, dadkan ayaa cambaareeyay dhaawac ay booliiska Mareykanka u geysteen wiil 17 jir ah oo Soomaali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay Inay Wadaan Diyaar Garowga Dagaallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay inay wadaan diyaar garow ku aadan dagaallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab oo ku sugan deegaanno ka mid ah degmadaasi. Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSCENSA: Amniga Muqdisho Si Loo Sugo Waa In Mushaarkiisa Uu Helaa Askariga Qoraxda Taagan Gudoomiyaha hay’adda jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay in hay’adaha ammaanka looga baahan yahay inay sugaan ammaanka guud ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyey Magaalada Baladweyne Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo la sheegay in lagu xaqiijinayey amniga waxay ka sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Taliska ciidanka Booliiska Baladweyne…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Faa’ido Badan Ka Sameeyay Ka Ganacsiga Timirta, Suuqyada Muqdisho Waxaan booqday xarun u gaar ah iibinta timirta oo aan sahan dheer u galay ogaanshiyaha kororka magaaladan ay ku sameynayaan xilligan ganacsiyada gaarka ah. Waxaa ii suurta gashay inaan gaaro…