2 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Carabta Oo Ay Maanta Horyaallaan Qodobbo Xasaasi ah Guddomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad ka jeediyey shirka madaxda baarlamaannada Carabta uga socda xarunta Jaamacadda Carabta ee Magaalada Qaahira ee caasimadda waddanka Masar. Shirkan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hiiraan Qaarkood Oo Dhaliilay Dowladda Federaalka Ugaas Cali Ugaas Maxamed Ugaas Shafeec oo ka mid ah duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog Fm ayaa faah faahin ka bixiyay kullan ay magaalada Baladweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha Puntland Oo Lagu Dhawaaqay Wasaaradda cadaaladda Puntland ayaa ku dhawaaqay guddiga culimada ee gurmadka abaaraha deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Gudigaan oo ka kooban 14 Culimo ah ayaa waxaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, arrimaha Diinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudug: Ceelbiyood Maanta Laga Furayo Deegaan Muddo Biyo La’aan Ay Ka Jirtay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in maanta uu xarigga ka jaro Ceelbiyood laga hirgeliyay deegaan ku dhaw magaaladaasi oo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa la sheegay in ay la wareegeen deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe kuwaasi oo ay maamuli jireen Xarakada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating: Doorashada Soomaaliya Waa Inay Ku Dhacdaa Waqtigii Loogu Tala Galay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo ka hadlay gabagabada shirkii shalay ku dhamaaday magaalada Istanbul ee Turkiga ayaa sheegay in shirka intii uu socday ay kaga wada hadleen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Xalka Siyaasiga Ayaa Ah Wadada Kaliya Ee Ammaan Waddanka Looga Dhallin Karo” Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo saxaafadda kula hadlay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kadib markii lasoo gabagabeeyay shirkii halkaasi uga socday Soomaalida iyo beesha caalamka ayuu…
15 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War Murtiyeedka Shirka Hiigsiga ee Istanbul oo Dhameystiran Waxaa magaalada Istanbul galabta lagu soo gabagabeeyay shirka New Deal-ka oo halkaas ka socday February 23-24, waxaa shirka ka qeybgalay madaxda 54 dal iyo 11 urur. Goobjoog News ayaa heshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga ee Soomaaliya iyo Masar oo Kulan Taariikhi ah Yeeshay, Kana Hadlay Arrimaha Gobolka Waxaa daqiiqado ka hor magaalada Qaahira ku kulmay Taliyaha ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmad iyo dhigiisa dalka Masar Lieutenant General Maxamud Xijaasi. Kulanka ayaa yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Soomaaliya waxay Tusaale Fiican u Tahay Xiriirka Turkigu Doonayo In Uu La Yeesho Qaaradda Africa Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Soomaaliya ay tusaale fiican u tahay xiriirka uu Turkigu doonayo inuu la yeesho dalalka Africa. Erdogan ayaa xusay in Soomaaliya ay…