2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Qeybgaley Daahfurka Barnaamiijka Hufnaanka Maamulka Dowliga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya ay ku soo bandhigtey Barnaamijka Daah-furnaanta Dowladda.…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf Oo Eedeyn kulul u Jeediyay Madaxweyne Xasan & Guddoonka Baarlamaanka Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf oo Maanta baarlamaanka ka hor hadalay ayaa eedeyn kulul u soo jeediyay Madaxweyne Xasan sheikh iyo guddoonka baarlamaanka oo uu ku tilmaamay iney luggooyo ku yihiin…
2 daqiiqo Sheeko:War Kullankii Baarlamaanka Ee Maanta Oo Natiijo La’aan Kusoo Dhammaaday Fadhiga maanta baarlamaanka isugu yimaadeen ayaa ahaa kalfadhigii 7aad kulankiisii 37aad , waxaana shir guddoominayay guddomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad . Ajandaha xubnaha baarlamaanka la soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dib u Heshiisiin Ah Oo Ka Furmay Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa maanta ka furmay shir ballaaran oo dib u heshiisiin ah, kaasi oo si gaar ah loogu qabtay mid ka mid ah beelaha deggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Deegaanno Ka Tirsan Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa sheegaya in goor dhaw diyaaradaha dagaalka ee Kenya ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Duqeyntaan ayaa ka dhacday deegaanka Buurcarro iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Baraawe Oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Xafiiskiisa Gudoomiyaha degmada Baraawe ee gobolka Shabellada Hoose Xasan Barre Maxamed ayaa maanta ku dhaawacmay qarax Miino oo la sheegay inuu ka dhacay gudaha xafiiskiisa. Gudoomiyaha ayaa damacsanaa inuu xilligaasi xafiiskiisa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Jowhar ee Maamulka Hiiraan iyo Shabeellada dhexe yaa meel ku sheega? Shirkii maamul u sameynta gobollada Jowhar iyo Shabeellada dhexe ee January 12-keeda ka furmay magaalada Jowhar ayaa la waayey hadal-heyntiisa iyo meel uu ku dambeeyay, beelihii waa kala tageen, dowladdii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Canada Oo Ka Qeyb Galeysa Shirka Soomaaliya Ee Istanbul Wasiirka arrimaha dibadda Canada Dion ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shirka heerka sare ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ee ka dhacaya Istanbul. Shirka waxaa kuu qeyb ka yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaannada Baadiyaha Ah Ee Galmudug Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagan tahay deegaanno badan oo maamulkaasi ka arrimiyo, iyadoo deegaannaduna u kala daran yihiin xaaladaha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Shabellaha Dhexe Oo Rajo Ka Muujiyay Dib u Billaabashada Shirka Jowhar Odayaasha dhaqanka ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in uu dib u furmo shirkii magaalada Jowhar ee maamul u sameynta gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan. Kulan ballaaran oo…