2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sweden oo ka taageeri doonta Soomaaliya dhismaha ciidanka Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta ku soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Sweden Brigadier General Stefan Andersson oo booqasho ku yimid…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo xiriir la yeelanaya Baarlamaanada Turkey,Iraq Iyo Pakistan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay magaalada Baqdaad uga qeybgaleen shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka ayaa kulammo gaar gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: – Ciidamada Kenya Oo Ka Baxay Deegaanka Ceelcadde Ee Gedo Ciidamada Kenya oo ka mid ah AMISOM ayaa saaka isaga baxay deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo, halkaasi oo dib ay u qabsadeen Xarakada Al-shabaab. Mid ka mid ah dadka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Ammartay Ra’iisul Wasaaraha Iyo Wasiir Odowaa Inay Ka Jawaabaan Eedeyn Kaga Timid 22 Xisbi Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf oo shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan looga baahan yahay Ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon Oo Muqdisho Lagu Aasay Waxa Magaalada Muqdisho lagu aasay Alaha u Naxariistee Wariyihii gaarka ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre ahaana Rug Cadaa dhanka warbaahinta Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon. Marxuum Cabdi Xaaji Gobdon ayaa sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Jawaari Oo La Kulmay Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Turkiga, Ciraaq Iyo Pakistan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay magaalada Baqdaad uga qeybgaleen shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka ayaa kulammo gaar gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “ Cabdi Xaaji Goobdoon Waxa Uu Ahaa Tiir Ay Tabi Doonaan Guud Ahaan Dadka Soomaaliyeed” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Ruug-cadaagii Saxaafadeed Marxuum Cabdi Xaaji Goob-doon oo ahaa La-taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Cabdi Xaaji Goobdoon Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, carruurta, bahda saxaafadda iyo guud ahaanba Shacabka Soomaaliyeed oo uu uga tacsiyadeeyey geerrida naxdinta leh ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Cabdi Xaaji Goobdoon Waxa Uu Ahaa Howlkar” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Cabdi Xaaji Gobdon oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqatada Gobalka Gedo Oo Ka Barakacaya Duqeynta Diyaaradaha Dagaalka Kenya Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in xoolo dhaqatadii ku dhaqnaa gobalkaasi ay billaabeen inay ka barakacaan deegaanadoodii kadib duqeymo ay maalmahani halkaasi ka wadeen diyaaradaha dagaalka ee…