5 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Sabab Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Hor Istaagaya In Uu Saxiixo Xeerka Saxaafadda Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh waxaa loo gudbinayaa xeerka Saxaafadda oo isniintii ay ansixiyeen golaha shacabka, sharcigan ayaa ka mid noqonaya sharciyada aanu baarlamaanka xil iska saarin doodahooda iyo falanqeyntooda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ku dhex maray deegaanka Tarako ee gobalka Gedo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Soo Dhaweysay Xeerka Saxaafadda Ee Baarlamaanka Meelmariyay Ururuka Saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhaweeyay xeerka saxaafadda ee shalay baarlamaanka Federaalka meel mariyay. Xoghayaha ururkaasi Maxamed Ibraahim Pakistan oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Maamulka Gobalka Hiiraan Ee B/weyne Oo Dib u Habeyn Lagu Sameeyay Waxaa dib u habeyn lagu sameeyay xarunta maamulka gobalka Hiiraan ee magaalada Baladweyne, halkaasi oo maalmihii ugu dambeeyay dayactir lagu waday. Munaasabadda lagu furayay xaruntaan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Aayaha Galmudug Oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi Wasiirada Jaaliyadaha iyo qorsheynta ee maamulka Galmudug oo maalmihii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay ayaa kulan looga hadlayay aayahay Galmudug waxay la qaateen jaaliyadda maamulkaasi ee ku dhaqan Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Jowhar Oo Laga Dareemayo Diyaar Garowga Shirka Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Magaalada Jowhar ayaa laga dareemayaa diyaar garowga loogu jiro shirka maamul u sameynta gobalada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan kaasi oo la filayo in dhawaan magaaladaasi uu ka furmo. Ammaanka guud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ciraaq Oo Sheegtay In Daacish Degdeg Uga Saarayaan Guud Ahaan Dalkaasi Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq Haider al-Abadi ayaa sheegay in kooxda Daacish ay si deg deg ah uga saaridoonaan guud ahaan dalka Ciraaq kadib markii ciidamada Ciraaq ay gacanta ku dhigeen…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka oo Anisixiyay Xeerka Saxaafadda, Guddina u Saaray Doodihii Jiheynta Siyaasadda Dalka 2016-ka Kulanka 24-aad, Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka waxaa shir guddoominayey Jawaari, waxaana ajendayaashiisa ka mid ahaa u codeynta xeerka Saxaafadda, warbixinta xisaab xirka kharashaadka 2014-ka iyo qeybinta ka mid noqoshada hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Qarax Lagula Eegtay Degmada Baardheere, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi uu ka dhacay qarax Miino oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo kolonyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Magaalada Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe waxaa gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, kuwaa oo lagu soo dhaweeyay magaaladaasi.…