1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirar Looga Tashanayo Doorashada 2016 Oo Ka Billawday Qaar Ka Mid Ah Magaalooyinka Dalka Shirar isugu jira heer gobal iyo heer dowlad gobaleed oo looga arrinsanayo doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo sanadka 2016-ka ayaa ka bilawday qaar ka mid ah magaalooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Hubeysan Oo Weli Ku Sugan Xaafadaha Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne maanta oo Isniin ah waxay sheegayaan in weli xaafadaha magaaladaasi ay ku sugan yihiin Maleeshiyaad shalay subax halkaasi soo buux dhaafiyay. Dad ku sugan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Baaraysa Dil Magaalada B/weyne Loogu Geystay Sarkaal Ka Tirsanaa Hay’adda Main Action Waasaradda amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday guddi baaritaan kusoo sameeya sarkaal u shaqeynayay hay’adda Main Action oo maalin kahor lagu dilay magaalada Baladweyne. Wasiirka Wasaaradaasi C/risaaq Cumar Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Digniin u Diray Ganacsatada Wax Kala Soo Degtay Garoomada Diyaaradaha Galmudug Maamulka Puntland ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan cid walba oo ganacsi kala soo degta deegaanada uu ka taliyo maamulka Galmudug, gaar ahaan garoomada Magaalada Cadaado iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Cusub Ee Degmada Caabudwaaq Oo Is Casilay Gudoomiye ku xigeenkii dhanka arrimaha bulshada ee maamulka cusub degmada Caabudwaaq Cali Maxamed Nuurre ayaa sheegay in xilkaasi uu ka tagay sababo badan oo uu sheegay awgeed. Mas’uulkaan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelihii Ku Dagaallamay Goballada Sool Iyo Nugaal Oo La Heshiisiiyay Heshiis kama dambeys ah ayaa la kala dhex dhigay beello dhawaan ku dagaallamay deegaano ku dhaw goballada Sool iyo Nugaal, halkaasi oo uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland “Ma Aqbali Donno In Kenya Kusoo Xadgudubto Taako Ka Mid Ah Dhulkeena” Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin dowladda Kenya inay kusoo xadgudubto Taako ka mid ah dhulka Soomaaliyeed. Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee maamulkaasi Suldaan Cabdiqaadir Luga Dheere…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Faransiiska Oo Baadi Goobaya Ragii Weeraray Paris Magaladda Paris iyo guud ahan dalka Fransiiska waxaa ka soconaya baadi goob loogu jiro sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa rag la aaminsanyahay in ay ka hareen dadkii weerarka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Ardayda Jaamacadaha Soomaaliyeed Oo Cabmaareeyay Xadgudubka Kenya ee B/xaawo Midowga ardayda Jaamacadaha Soomaliyeed (MAJSO) oo maanta magaalada Mogadishu kulan ku yeeshay ayaa waxay cambaareeyeen xad-gudubka cusub ee Kenya ay ka wado degmada B/xaawo ee Gobalka Gedo. Gudoomiyaha Midowga Ardayda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga iyo G20: Merkel iyo Erdogan oo Qaxootiga isku Haya , Obama iyo Putin oo Arrinta Suuriya ku Muransan iyo Hollande oo Ka Baaqday Shirka G20 ee sanadkan oo ka dhacaya dalka Turkiga gaar ahaa magaalo xeebeedka Antalya waxaa xoogga lagu saari doonaa arrimaha amaanka, Tahriibka Yurub, dagaalka Daacish, dagaalka Suuriya, isbadalka cimilada iyo…