1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobabaka El Nino Oo Laga Baqayo In Saameyn Uu Ku Yeesho Qaar Ka Mid Ah Gobalada Dalka Roobabka El Nino ayaa la sheegay in Halis uu ku yahay Soomaaliya ayna saameeyaan dadka Soomaaliyeed qaarkood, kadib qoraal ka soo baxay Qaramada Madoobay. Roobabkaan oo qaarkood ka socda dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Ansixiyay Siyaasadda Naafada Qaranka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyada oo looga hadlay qodobo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Habeynta Lacagta Shilin Soomaaliga Iyo Daabicista Lacago Cusub Oo Laga Shiray Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Gudiga Maamulka Maaliyadda ee dowladda Soomaaliya iyo khubaro ka socota hay’ada lacagta IMF ayaa looga dooday qaabka ugu haboon ee lacag shilin Soomaali ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Amniga Sh/hoose Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Afgooye Degmada Afgooye waxaa maanta lagu qabtay kulan Ballaaran oo looga hadlayay amniga guud ee gobalka Shabellaha Hoose, ka dib markii deegaanno badan oo gobalkaasi ka mid ah ay kusoo bateen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Howl-Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran oo La Magacaabay Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha isla markaana la soo gaarsiiyay Goobjoog New ayaa lagu magacaabay Howl-Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran. Golahan waxaa uu ka kooban yahay 5…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Jubbaland Oo Xukuntay Dad La Sheegay In Lagu Qabtay Maandooriyaha Qamriga Maxkamadda ciidamada Jubbaland ayaa maanta waxa ay xukun ku riday 7 ruux oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Maandooriyaha Qamriga oo ay ku dhex iibinayeen xaafado ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarun Caafimaadka Hooyada Iyo Dhallaanka Ah Oo Laga Hirgeliyay Degmada Baardheere (Sawirro) Xarun cusub oo lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka ayaa laga furay gudaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo horey dhibaatooyin xaga caafimaad darida ah ay la kulmi jireen hooyada uurka…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Safiirka Cusub Ee AMISOM Francisco Madeira Madada Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa Arbacadii waxaa ay ergeygeeda gaar ah iyo madaxa AMISOM u magacowday Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira oo ka soo jeeda dalka Mozambique Hadaba…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaradii Koolada Ku Isticmaali Jiray Wadooyinka Muqdisho Oo u Billaabatay Nolol Cusub (Sawirro) Burburka iyo dowlad la’aanta ka jirtay Soomaaliya muddo ka badan 20 Sano ayaa u horseeday in dhallinyaro iyo caruur aad u da yar ka mid noqdaan kuwa aan nasiibka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Francisco Madeira oo Noqday Ergeyga Zuma iyo Madaxa AMISOM Madada Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa Arbacadii waxaa ay ergeygeeda gaar ah iyo madaxa AMISOM u magacowday Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira oo ka soo jeeda dalka Mozambique. Francisco…