1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Billaabay Xalinta Xiisad Ka Jirta Degmada Garbahaarey Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in waxgaradka ku dhaqan degmadaasi ay billaabeen xalinta xiisad ka taagan degmadaasi. Xiisadaan ayaa billaabatay ka dib markii gudoomiyahii hore…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye “Cali Dheere Maanta Hadii Uu Yimaado Waa Cafis” Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta hadal ka jeedinayay munaasabad lagu soo gabagabeynayay Ololaha dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladdu ay tahay mid u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Muqdisho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Ololaha Dhaqanka Iyo Hidaha Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gababaeeyay Ololaha dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed, kaasio oo magaalada ka socday muddo 4 bil ah. Munaasabaddii lagu soo gabagabeynayay Ololahaan waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanadii Mooshinka Keenay oo Ka Jawaabay Warqaddii Jawaari-Akhri Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa soo saaray war ay kaga jawaabayaan warqadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Cismaan Jawaari oo ku aadan wada hadalsiinta Xildhibaanada iyo Xukuumadda.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Tabcashada Beeraha Ee Gobalka Shabellaha Hoose Hoos u dhac ballaaran ayaa xilligaan laga dareemayaa tacabka beeraha, gaar ahaan kuwa la beero xilli roobaadka. Qaar ka mid ah beeraleyda gobalka Shabellaha Hoose oo u waramay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Maamul u Sameynaysa Degmada Ceelbuur Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhawaan maamul rasmi ah loo sameyn doono degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud, islamarkaana lageyn doona ciidamo ammaanka xaqiijiya. Xildhibaan Cabdullaahi Cabdi Cabdulle oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaabka Loo Xulayo Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Dhaliilay Waxaa soo baxaya dhaliilo loo jeedinayo hanaanka haatan loo xulayo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed iyo sida degmooyinka loogu kala qeybiyay mudanayaasha. Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobalka Bakool Cabdi Saaqid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Dhawaan Lagu Dhawaaqi Doono Xildhibaanada Koonfur Galbeed Afhayeenka odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo ku sugan magaalada Baydhaba ee gobalka Baay ayaa sheegay in ay ku rajo weyn yihiin muddo gaaban inay kusoo bandhigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Gedo Oo Ciidan Badan La Tagay Duleedka Garbahaarey Iyo Xiisad Ka Billaabatay Degmadaasi Wararka naga soo gaaraya degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in gudoomiyahii hore ee gobalkaasi Maxamed Cabdi Kaliil iyo ciidamo badan oo uu wato ay dul fariisteen degmadaasi,…