1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda : Xoog Laguma Qaadan Karo Baddeena, Maxkamadda Adduunka Ayaa Noo Garsooreysa Admiral Faarax Axmed Cumar (Qare), maareeyaha hey’adda cilmi-baarista badaha ayaa sheegey in ay kalsooni ku qabaan in dowladda Soomaaliya ay ku guuleysan doonto dacwadda badda ee Kenya ka dhanka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News Oo Heshay Jadwalka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Waxaa la filayaa in dhawaan maamul loo sameeyo gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan, maadaama ay soo hareen Labadaasi gobal kaliya . Goobjoog News ayay u suura gashay in ay hesho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasuuqii Nucluer-ka Hiroshima oo Maanta Laga Xusay Jabaan Dalka Jabaan waxaa maanta laga xusay sanadguuradii 70-naad ee kasoo wareegatay markii Mareykanka uu Magaaladaasi Hiroshima ku dhuftay Bam-ka Necluer-ka. Maanta oo kale 1945-tii, Waxaa magaalada Hiroshima lagu garaacay Bam…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Deegaanno Badan Ka Qabsadeen Al-shabaab Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobalka Hiiraan oo faah faahin ka bixinayay howlgal ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka wadaan gobalka Hiiraan, ayaa sheegay in Al-shabaab ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanka Ceelhuur Ee gobalka Mudug Biyo La’aan baahsan ayaa xilligaan waxa ay soo wajahday dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanka Ceelhuur ee gobalka Mudug, iyadoo qiimaha la kala siisto biyaha ay sare u kacday. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Bilaabay Furista Wadooyin Ay Biyo Xireen Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay bilaabeen dib u habeyn ku aadan wadooyinka ay jareen biyo, ka dib roob ka da’ay degmadaasi. Xoghayaha dowladda Hoose…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Baardheere Oo Ka Hadlay Duqeyn Ciidamada Kenya Ka Geysteen Duleedka Degmadaasi Odoyaasha iyo waxgaradka degmada Baardheere ayaa si kulul waxay uga hadleen Duqeyn ay shalay galab Ciidamada Kenya ee Qeybta ka ah AMISOM kuna sugan Magaalada Bardheere ay ka geysteen nawaaxiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Badan Oo Lagu La Yahay Badda u Dhaxeysa Liibiya Iyo Talyaaniga Boqolaal Ruux oo kasoo jeeda qaar ka mid ah wadamada Qaaradda Afrika ayaa haatan lagu soo waramayaa in lagu la yahay badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga, kuwaasi oo tahriib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Aragti Kala Duwan Ka Dhiibtay Sharciga Isgaarsiinta Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen sharciga Isgaarsiinta oo dhawaan la horgeeyay baarlamaanka Soomaaliya. Dadkaan oo u waramay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo Shaaciyey Shuruudaha Laga Doonayo Musharixiinta Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey shuruudaha laga doonayo qofka isu soo sharaxaya xilka madaxtinimo ee Jubbaland. Guddoomiyaha guddigani Xabiibo Maxamed Cabdulle oo warfidiyeenada kula hadashay Kismaayo ayaa sheegtey in…