2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir : Kuliyadda Booliiska Carmo waa Meelaha ay Dowladda Federaalka Ku Faanto Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamud Xayir Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday Kuliyadda Tababarka Ciidanka Booliska, Isbitaalka guud ee degmada, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna “Dowladda Ayaa Leh Gardarrada Dagaalka Bangeelle” Saraakiisha Ahlu-sunna Waljameeca ee ku sugan gobalka Galgaduud ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay lahayd weerarka dagaal shalay ka dhacay deegaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud, xilli ciidamada Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Gaalkacyo Kula Kulmay Odayaal Dhaqameed Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maalintii shalay ahayd gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa kulamo waxa uu xalay la qaatay waxgaradka ku sugan magaaladaasi. Kulamadaan ayaa ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Ciidamada Ahlu-sunna Oo Dagaal Ku Qabsaday Deegaan Ay Ku Suganaayeen Ciidamada Dowladda Ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa dagaal kula wareegay deegaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud, iyadoo saaka xaalad deganaansho ah laga soo sheegayo deegaankaasi. Wariyaha Goobjoog News ee gobalka Galgaduud Maxamed Cabdiweli Tooxow…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Warbixiyay Ulajeedka Safarada Uu Ku Marayo Qaar Ka Mid Ah Gobalada Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban labadda Gole ee dowladda, la-taliyayaal iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo safar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Ku Wajahan Magaalada Gaalkacyo , Lana Kulmaya Madaxweynaha Galmudug Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, isaga oo kasoo amba baxaya magaalada Garoowe. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Ahlu-sunna Oo Ku Dagaallamay Galgaduud Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ahlu-sunna Waljameeca ayaa maanta waxa uu ka dhacay deegaanka Laandheer oo ku dhaw degmada Xananbuure ee gobalka Galgaduud. Rasaasta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Isugu Jira Ismiidaamin Iyo Dagaal Oo Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Lagula Eegtay Gobalka Baay Wararka ka imaanaya gobalka Baay ayaa sheegaya in ciidamo ka mid ah AMISOM oo ka dhaqaaqay magaalada Baydhaba, kuna wajahnaa degmada Diinsoor lala eegtay weerar Ismiidaamin ah iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo Qodobo Laga Soo Saaray War qoraal ah oo dhawaan kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegey in shirkii magaalada Garoowe oga socdey xukuumadda federaalka iyo maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland la’isku waafaqay qodobo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ka Yimid Yemen Ee Muqdisho Soo Gaaray Oo Gurmad u Baahan Wixii ka dambeeyay dagaallo culus oo ka dhacay dalka Yemen, waxaa dalka dib ugu soo laabanayay muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo hadda u baahan gurmad degdeg ah. Maxamed Nuur…