6 daqiiqo Sheeko:Dalka Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii May , 2015 Dalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo La Sheegay In Al-shabaab Ay Kala Wareegeen Deegaan Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegayaa in saaka ay la wareegeen deegaanka Tooratoorow oo ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Xarakada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Cadaado Kula Kulmay Ururada Haweenka (Sawirro) Cadaado, 02, June, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa kulan balaaran xalay la qaatay Haweenka ka qayb galaya shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Muqdisho Oo Ku Baaqay In Laga Fikiro Goobihii La Dejin Lahaa Soomaalida Kasoo Cararaysa Yemen Waxgaradka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa ku baaqay in laga fikiro goobihii la dejin lahaa shacabka Soomaaliyeed ee kasoo cararaya dalka Yemen oo dagaallo ka socdaan. Xaaji Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Mursi oo Lagu Maxkamadeynayo Jaajuusnimo Madaxweynahii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa maanta lagu wadaa in la xukumo, Musri ayaa lagu eedeeyay in uu Basaasay Xamaas iyo dalal kale intii uu madaxweynaha ka ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Baaq u Dirtay Puntland Iyo Somaliland Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Dhexe ayaa ugu baaqay maamulka Puntland iyo Somaliland in ay sii xoojiyaan dadaallada ay kusoo dhaweynaa shacabka Soomaaliyeed ee kasoo cararaya dagaallada ka socda Yemen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Sharci La’aanta Ku Joogta Maraykanka Oo Waqtiga Loo Kordhiyay Wasaaradda amniga Qaranka Maraykanka ayaa sheegtay in dadka Soomaaliyeed ee sida KMG ah, ama sharci la’aanta ku joogta dalkaasi la siiyay waqti dheeraad ah oo gaaraya 18-bil. Xoghayaha amniga dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaan Ka Mid Ah Gobalka Jubada Hoose Dagaal u dhaxeeya Laba Beel oo walaalo ah ayaa ka dhacay deegaan ku dhaw deegaanka Hosingow ee gobalka Jubada Hoose, kaasi oo lagu magacaabo Waldiina. Dagaalkaan ayaa sababay Khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Dhaqan Kenya Oo Aragti Ka Dhiibtay Darbiga Kenya Ay Ka Dhisayso Xadka Soomaaliya Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen darbiga ay dowladda Kenya doonayso inay ka dhisto xadka ay Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceerigaabo: Dhismaha Laami Cusub Oo La Dhagax Dhigay Dowladda hoose ee magaalada Ceerigaabo gobalka Sanaag ayaa markii ugu horeysay waxa ay dhagax dhigtay dhismaha laami cusub oo mari doona bartamaha magaaladaasi. Munaasabadda lagu dhagax dhigayay wadadaan waxaa ka…