1 daqiiqo Sheeko:War Xidhibaan Samaan Maxamed “Baarlamaanka Jubba Qaabka Lagu Dhisay Koox Yar Ayaa Isku Bahaysatay” Xildhibaan Samaan Maxamed Sheekh Daahir oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee Mooshinka ka keenay baarlamaanka Jubbaland ayaa ka hadlay sababta ka dambeysay in mooshinkaasi ay keenaan. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yari Iyo Adeeg Caafimaad La’aan Ka Jirta Deegaanka Ceel-huur Ee Gobalka Mudug Deegaanka Ceel-huur ee gobalka Mudug ayaa laga soo sheegayaa xilligaan in ay ka jirto adeeg caafimaad la’aan iyo sidoo kale biyo yari aad u baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Ka Socda Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobalka Galgaduud Degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud waxaa ka soconaya dib u dhis ballaaran, wixii ka dambeeyay markii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in magaaladaasi ay xarun u noqoneyso maamulka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Kusoo Wajahan Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa maanta kusoo wajahan doon hor leh oo wada muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda wadanka Yemen. Dooni lagu magacaabo Sultan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybqaadanaya u Gurmashada Soomaalida Ku Dhibban Yemen Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qeybqaadasha gurmadka loogu jiro sidii loo soo badbaadin lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen, halkaasi oo dagallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Canshuuraha Banaadir oo Tababar Loo Furey Waxaa tababar 10 maalmood soconaya loo furey illaa 70 ciidamada uruuriya canshuuraha ee ka tirsan booliska Soomaaliyeed, qeybtiisa gobolka Banaadir, waxaana la barayaa tabaha canshuuraha loo uruuriyo iyo qaabka loola…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Ka Digtey in Alqaacidada Yemen ay Iman Karto Soomaaliya Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay oo ka hadlayay shir golaha amniga iyo nabadgalyada Afrika iyo Golaha Amniga ee Qaramada Midoobey ayaa sheegey in qalalaasaha ka taagan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda oo Isku Raacdey Beeqaaminta Miisaaniyadda Shir ay yeesheen golaha wasiiradda ayaa la’isku raacay in la beeqaamiyo miisaaniyadda 2015-ka kadib markii la waayay dakhligii laga filayay banaanka, kaasi oo horey loogu talogalay markii la dajinayay miisaaniyadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Maraykan ah oo Kismaayo Kula Kulmey Madaxda Ciidamada Dalka Saraakiil sarsare oo ka socda wasaaradda difaaca Maraykanka ayaa maanta kulamo kala duwan magaalada Kismaayo kula yeeshey madaxda ciidamadda xoogga dalka iyo saraakiisha ciidamada maamulka Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh Oo Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Ayaa Soo gaaray Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa maanta soo gaaray dad hor leh, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Dadkaan oo tiradooda la sheegay in ay ku…