1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muungaab “Waa In Laga Warqabaa Qof Walba Oo Xamar Soo Galaayo, Weydhamaatay In Magaalada La’iska Soo Galo” (Dhageyso) Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in loo baahan yahay cid walba oo soo galaysa magaalada Muqdisho in lala socdo, lagana warhaayo meesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiiro Ka Socda Qaar Ka Mid Ah Wadamada Caalamka Oo Gaaray Kismaayo Iyo Kulamo Ay La Leeyihiin Madaxda Jubba Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maanta gaaray qaar ka mid ah safiiro ka socda wadamo ka mid ah caalamka, kuwaa oo haatan magaaladaasi kulamo kula leh madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Warbixin Ku Saabsan Maktabad Casri ah oo Laga Hirgaliyey Hargeysa Wax akhrinku waxa uu ka midyahay waxyaabaha kobciya aqoonta dadka, waxaana la oran karaa in qofka uu yaqaano inta uu wax akhriyo, sidaasi darteed waxaa goobaha kala duwan ee waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Iyo Dowladda Itoobiya Oo Ka Wada Hadli Donnaa Arimo Ku Aadan Xiriirkooda Iyo La Dagaalanka Al-shabaab (Dhageysi Iyo Sawiro) Maamulka Puntland iyo dowladda Itoobiya ayaa la filayaa in ay ka wada hadlaan arimo badan oo ku aadan amaanka, iyo xiriirka Labada dhinac ah. Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Weli Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbin donnaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdulaahi Maxamed iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Degmada Xamarweyne Ka Sameeyay Howlgal Dad Badan Lagu Qabtay Ciidamada Booliiska ee dowaldda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Booliiska ee AMISOM ayaa xalay waxa ay howlgal balaaran ka sameeyeen degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa mid lagu baarayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Dalka Oo Maanta Su’aalo weydiin Doona Xeer Ilaaliyaha Qaranka Iyo Hanti Dhowrka Guud Waxaa maanta la filayaa in baarlamaanka dalka ay hortagaan xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo sidoo kale Hanti Dhowrka Guud, ka dib markii shalay gudoonka baarlamaanka u yeeray. Xildhibaanada baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Uu Soo Ridanayo Xanuunka Duumada Oo Kusoo Badanaya Deegaanka Bariire Ee Gobalka Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose waxaa laga soo sheegayaa in dad badan ay kula il daranyihiin cudurka Duumada (Malaria) iyadoo aan lahayn goobo caafimaad oo dadkaasi lagu daweeyo. Maalinba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Lagu Eedeeyay In Ay Hurineyso Dagaalka Gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Degmooyin ka mid ah gobalka Gal-gaduud waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka kala tirsan dowladda Federaalka iyo Ahlu-sunna Waljameeca kaa oo sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Cumar Sheekh Cabdiqaadir “Ahlu-sunna Kama Mid Ahan Dhinacyada Ku Dagaalamaya Gal-gaduud" (Dhageyso) Gudoomiyaha golaha Talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh Cumar Sheekh Cabduqaadir ayaa sheegay in dagaalada ka socda gobalka Gal-gaduud aanay wax shaqo ah ku lahayn ciidamada Ahlu-sunna ee gobalkaasi ku sugan. Dagaaladii…