2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiradda Haweenka Dowladda Federaalka Khadiijo Maxamed Diiriye Oo Ka Hadashay Xarig Loo Geystay Agaasimaha Wasaaradaasi Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Xukuumada Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo maanta saxaafadda kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixisay xarig loo geystay agaasimahii Wasaaradaasi Maxamed Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Cabdicasiis Ee Gobalka Banaadir Oo Sheegay In Isbedal Amni Uu Ka Jiro Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Cabdicasiis ee Gobalka Banaadir ayaa sheegay in isbedal dhanka amaanka ah laga dareemayo degmadaasi, islamarkaana ciidamada xilli walba ay howlgalo sameeyaan. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 5 Qof Oo Ku Dhintay Xaafadda Juungal Ee Muqdisho, Iyo Boqolaal Qof oo Isbitaalada Loola Cararay Ka dib Biyo Ay Cabeen (Dhageyso) Wararka ka imaanaya xaafadda Juungal degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in hakaasi ay ku dhinteen 6 qof, iyadoo sidoo kale Isbitaalada loola cararay Boqolaal qof ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Tiyeegloow Oo Sheegay In Cadaaladda Ay Horkeenayaan Dadkii Ka Dambeeyay Haween Lagu Dilay degmadaasi (Dhageyso) Maamuka degmada Tiyeegloow ee gobalka Bakool ayaa sheegay in cadaaladda ay horkeeni doonaan dadkii ka dambeeyay dil loo geystay ilaa 5 Haween ah kaa oo ka dhacay degmadaasi. Maxamed Cabdalle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanka Ceel-garas Oo La Sheegay In Ay Ka Jirto Xaalad Bini’aadanimo (Dhageyso) Maamulka deegaanka Ceel-garas ee Gobalka Gal-gaduud ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto deegaankaasi iyo sidoo kale deegaano ku dhaw, Gudoomiyaha deegaankaasi Xasan Daahir Shiikh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG Ee Jubba Oo Wada Qorshe Magaalada Kismaayo Looga Saarayo Dadka Barakacayaasha ah (Dhageyso) Maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay ku doonayaan in guud ahaan magaalada Kismaayo gudaheeda uga saaraan dadka barakacayaasha ah ee halkaasi mudada deganaa. Xasan Xareed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xirneyd Xabsi Ku Yaala Dalka Masar Oo Dib u Helay Xuriyadooda Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsi ku yaala dalka Masar ayaa dib uhelay xuriyadooda ka dib dadaal ay sameysay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR. Dadkaan Soomaalida ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Wasaaradda Haweenka Oo Xalay Lagala Baxay Hoyga Uu Ka Deganyahay Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Nuur oo ah agaasimaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Dowladda Federaalka ayaa habeenkii xalay ahaa lagala baxay hoygiisa oo ku yaala degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho Xubno ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Caydiid Ilka Xanaf “Jabinta Dastuurka Waa Xabsi Daa’in Ama Dil” (Dhageyso) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Caydiid Ilka Xanaf ayaa maanta ka hadlay arimo badan oo ku aadan xuriyadda muwaadinka iyo sidoo kale xuquuqda uu shaqsiga u leeyahay in maxkamad la’aan…