1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal xoog looga raray Xaruntii Akademiyada Fanka iyo Suuganta ee xaafada Ex Fiyoore, Muqdishu. Qoysas barakacayaal ah oo deganaa Xaruntii Akademiyada Fanka iyo Suuganta ee xaafada Ex Fiyoore ee Degmada Wardhiigley ayey maanta Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir xoog uga rareen halkaas. Booliiska ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay abaabulka Mooshinka Ra’iisul wasaaraha Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa fariin u diray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taa oo ku saabsan in uu joojiyo abaabul ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Qatar soo wajahday Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika Xaalada ganacsatada soomaaliyeed, ee ku sugan dalka koonfur afrika ayaa laga deyrinayaa, xili ay sii kordhayaan weerarada hubaysan eey kaga imaanaya kooxo burcada ah, oo doonaya in ay dhacaan hantida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Xildhibaano leh Kulan ka dhan ah Mooshinka Ra’iisul wasaaraha Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaaya kulan ay leeyihiin Xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan mudanayaal kasoo horjeeda mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Kulankaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Kenyan ah oo maxkamad loo soo taagay laaluush uu ka qaatay haweeney Soomaali ah Waxaa maanta maxkamad Nairobi ku taala lasoo taagay nin magaciisu yahay Paul Kuria Ngugi kaasi oo ka tirsan dowladda hoose ee Kenya, gaar ahaan gudiga cuqaasha ee ansixiya dadka qaadanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midoowga Afrika oo cambaareeyey wariye Muqdisho lagu dhaawacay Maman Sidikou oo ah ergeyga Midoowga Afrika ee Soomaaliya ayaa cambaareyn dusha oga tuurey weerar xalay lagu qaaday gaari uu saarnaa mid ka mid ah wariyeyaasha ka hawlgala Muqdisho,kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska howlgalo bur burin ah ka sameeyay Xaruunta Akademiyada Fanka iyo Suugaanta (Dhageyso) Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo kaashanaaya kuwa Nabad sugidda ayaa maanta howlgalo bur burin ah ka sameeyeen xaruntii Akademiyada Fanka iyo Suugaanta (Ex-Fiyoore) Degmada Warta Nabada ee Magaalada Muqdisho. Cali Seeko…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga hadlayo Xagjirnimada oo maanta ka furmay Dalka Turkiga (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmay shir balaaran oo looga hadlayo Xagjirnimada, kaa oo ay ka qeyb galayaan Culum iyo Qurba-joog Soomaali ah. Shirkan waxa marti galisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland oo is casilay (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkiisa ka dib markii uu sheegay in uu soo wajahay culeesyo kala duwan. Xildhibaankaan oo lagu magacaabo…