3 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho oo Habeenkii shaqo bilaabaya Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in garoonka caalamiga ee dayuuradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan la qorsheynayo in laga shaqaysiiyo xiliga habeenkii ah , iyada oo uu garoonka hadda shaqeeyo maalinkii oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalka Iran oo soo gaaray xeebaha Soomaaliya Taliyaha horinta maraakiibta 32-aad ee dalka Iran Captain Syid Xusseen Shariif-Nasab ayaa sheegey in hawlgalka ay ka hayaan Gacanka Cadmeed aysan kaliya ahayn in la illaaliyo gaadiidka badda ee Iran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga hadlayo xag jirnimada oo lagu qabanayo Turkiga (War-saxaafadeed) Ururka dhaqdhaqaaqa la dagaalanka qabyaaladda ee ATM ee Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay magaalada London ayaa qabanqaabinaya shir weyn oo la’isugu keenayo dadka wax ku oolka ah ee Bariga Afrika iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Hargeysa (Sawiro) Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland gaaray wafdi uu hogaaminayo safiirka Soomaaliya ee Turkiga Olgan Bekar, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. Safiirka ayaa magaalada Hargeysa waxa uu kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano ka digay dhibaatooyin ka dhaca Magaalada Baydhaba (Dhageyso) Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho saxaafadda kula hadlay ayaa ka digay in dhibaatooyin ay ka dhacaan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay. Xildhibaanadaan oo garaya Shan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaab halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, oo ay idiin daadihinayaan Wariyaasheena kala ah, Cabdiweli Jaamac iyo Faadumo Abuukar. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Gaari ay leedahay Shirkadda Enes ee laga leeyahay Turkiga oo lagu weeraray Muqdisho Gaari nooca aan rasaastu karin oo ay leedahay shirkadda Enes ee qaabilsan dhismaha wadooyinka magaalada Muqdisho, ayaa goordhaw lagu weeraray wadada hormarta Isbitaalka Banaadir. Dabley hubaysan oo la socday gaari…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha amniga Maraykanka oo la kulmey jaaliyadda Soomaalida dalkaasi Waxay ahayd booqasho dhif iyo naadir ah oo xoghayaha amniga qaranka Marayka Jeh Johnson uu ku tagay magaalooyinka Minneapolis halkaasi oo uu kulan kula yeeshey jaaliyadda Soomaalida ee halkaasi ku…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Baraawe oo caasimad u noqonaysa maamulka Koonfur Galbeed, waa magaalo ceynkee ah? Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa lagu wadaa in ay noqoto magaalo madaxda maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee dhismihiisa ka socdo magaalada Baydhabo, sida uu dhigayo qodob ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo dagaal ku qabsaday deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa dib ula wareegay deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab…