1 daqiiqo Sheeko:War Duqa Muqdisho oo safar ugu kicitimay dalal ka tirsan Yurub Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu maanta u amba baxay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Jeneral Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa safar saf mareen ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan Al-shabaab Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan xarakada Al-shabaab sida ay saraakiisha nabad sugidda Kenya u sheegeen warbaahinta BBC-da. Booliska ayaa sheegay in ruuxa la qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo $33 Bilyan ugu deeqay qaarada Africa Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday qaaradda Africa ,iyadoo ay jirto in Mareykanku uu loolan kula jiro Midowga Yurub…
1 daqiiqo Sheeko:War Agaasime cusub oo loo magacaabay Telefishinka Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Digreeto Numberkeedi Yahay LR.109 waxa uu ku magaacabay Agaasimaha Guud ee TV-ga iyo Raadiyaha Puntland C/fitaax Nuur Axmed (Ashkir) isagoo xilka ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Obama oo casho sharaf u sameeyay dhigiisa Soomaaliya Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaaa aqalka cad ee Mareykanka ee magaalada Washington casho sharaf ugu sameeyay madaxda ka qeyb galeysa shirka Afrika iyo Mareykanka oo lagu wado in maanta oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan: Howlgal ka dhan Al-shabaab ayaa bilaabanaya maalmaha soo socda Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dejiyeen qoreshe cusub oo militiri oo Dowladiisu ay kula dagaalamayso xarakada Al-Shabaab. Madaxwayne Xasan Shiikkh Maxamuud waxa uu sheegay in Ciidamada Dowlada…
1 daqiiqo Sheeko:War Xaalada Bardaale oo saaka degan kadib dagaal shalay ka dhacay Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya saaka dagaallo shalay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa xarakada Al-shabaab ku dhex maray deegaanno ka mid ah gobalka Baay. Dagaalladani oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Garoowe: Teleefishinka Puntland oo maanta dib u bilaabaya howlihiisa Madaxda Telefishanka Puntland Xafiiska Magaalada Garoowe ayaa sheegay in howsha Tv-ga qayb ka mid ah ay ka socotay Magaalada London oo uu ku yaallo Xafiiskiisa ugu wayn. Shaqaalaha Telefishanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xiisad dagaal oo saaka laga dareemayo duleedka Kismaayo Xiisad u dhaxeysa hogaamiyaha Maamulka kumeelgaarka Jubba iyo Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa saaka laga dareemayaa duleedka Magaalada Kismaayo Gobolka Jubbada Hoose. Xiisadan ayaa daba socota kadib dagaal khasaare gaystay…
2 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Oo Kampala Siminaar Uga Furay Gudoomiyeyaasha Guddiyada Iyo Ku Xigeennadooda Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda siminaar uga furay Gudoomiyeyaasha Guddiyada Joogtada ah ee…