Booliska Jarmalka ayaa sheegay, in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen afar kalana ay soo gaareen dhaawacyo halis ah, kaddib marki nin ku hubeysan toorreey uu weeraray goob ay ka socotay xafald dabaaldag ah oo ku taalla magaalada Solingen ee galbeedka Jarmalka