4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta oo weerarro cusub ku qaaday Sacuudiga Xuutiyiinta Yemen ayaa qaaday weerarro cusub oo ay ku beegsanayaan gudaha Sacuudiga, xilli ay sii xoogeysanayaan dagaallada Yemen, isla markaana ay hakadeen dadaalladii diblomaasiyadeed ee lagu doonayay in dib loogu furo Marin-biyoodka Hormuz oo muhiim u ah isu-socodka shidaalka caalamka.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya Oo Ka Qaybgalaysa Kalfadhiga Degdegga Ah Ee Wasiirrada IGAD Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Jabuuti, halkaas oo uu wafdiga Soomaaliya uga hoggaaminayo kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee Golaha Wasiirrada urur-goboleedka IGAD.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Gaaray Jabuuti Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti. Wasiirka ayaa halkaasi u tegay si uu u hoggaamiyo wafdiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Xuquuqul Insaanka Somaliland oo Ka Walaacay Xarigga Suugaan-Yahan iyo Wariyeyaal Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa walaac xooggan ka muujiyay xarigga sharci-darada ah ee lagula kacay suugaan-yahan iyo wariyeyaal, kuwaas oo loo xiray amar maxkamadeed la’aan.
1 daqiiqo Sheeko:War Koonfur-Galbeed oo Rayidka uga Digtay Goobaha Hawlgallada iyo Duqeymaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed ayaa soo saartay digniin culus oo ku wajahan dadka rayidka ah, iyadoo ku wargelisay inay si degdeg ah uga fogaadaan goobaha iyo fariisimaha la qorsheynayo in laga fuliyo hawlgallo ciidan iyo duqeymo cirka ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo UNDP oo Ka Wada-hadlay Horumarinta iyo Kobcinta Wax-soo-saarka Xoolaha Wasiirka Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) u qaabilsan Soomaaliya, Christophoros Politis
1 daqiiqo Sheeko:War Qiimaha Raashinka Daruuriga ah oo Sare Ugu Kacay Suuqyada Magaalada Boosaaso Suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowlad-goboleedka Puntland ayaa laga soo sheegayaa koror xooggan oo ku yimid qiimaha raashinka aasaasiga ah, arrintaas oo culeys dhaqaale ku keentay qoysaska danyarta ah ee ku nool deegaanka.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Qorsheynaysa Soo-Celinta Ku Dhowaad 1,900 Soomaali ah oo Ku Sugan Jarmalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay waddo qorshe dib loogu soo celinayo dalka ku dhowaad 1,900 oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo haatan ku sugan dalka Jarmalka
1 daqiiqo Sheeko:War Cumaan oo sheegtay in dib loo furi doono Marin-biyoodka Hormuz Dowladda Cumaan ayaa sheegtay in Marin-biyoodka Hormuz dib loo furi doono, iyadoo xaaladda ka taagan marin-biyoodka istiraatiijiga ah ku tilmaantay mid u badan inay noqon doonto mid muddo kooban socota.
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho oo si rasmi ah looga furay Shirweynaha Qaran ee Adeegyada Cimilada Soomaaliya Muqdisho, Sebteembar 13, 2026 – Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah looga furay Shirweynaha Qaran ee Adeegyada Cimilada Soomaaliya (NCOF OND 2026), kaas oo diiradda lagu saarayo saadaasha cimilada…