2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Booqday Ciidankii Lagu Tababarayay Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo safar ku jooga dalka ritrea ayaa maanta booqday xerada ay ku jiraan askar Soomaaliyeed, kuwaas oo tabar loo geeyay Eritrea, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Safar Ugu Ambabaxay Ereteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha oo Shacabka Muqdisho La Tukaday Salaadda Ciidda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaaraha dowladda federalka Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda Adxaa masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu ugu hambalyaynayaa shacabka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta barakaysan ee Ciidda Carafo sanadka 1443Hijriga, guddoomiyaha ayaa u duceeyay shacabka Soomalaiyeed. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Shacabka Ugu Hambaleeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed meel waliba ay joogaan waxaa uu ugu hambalyeeyay munaasanbadda ciidul Adxa, sanadka 1443 Hijriga taas oo barri looga dabaal dagayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad qiimo weyn ku leh diinteenna Islaamka.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaarihii Hore Ee Japan oo Toogasho Lagu Dilay Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Japan Shinzo Abe ayaa maanta jimca ah geeriyooday, kadib markii la toogtay xilli uu la hadlaayay taageerayaashiisa, waxaana la sheegayaa inuu toogtay qof indhaha soo xirtay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Aadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Kasoo Kordhay Heshiiskii Lagu Fasixi Lahaa Qaadka Kenya? Dowladda Kenya ayaa sheegtay inuu dib u dhacay heshiiskii dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadanaa dib u soo fasixitaanka Qaadka ee ka imaan jiray Kenya ee Soomaaliya loo iibkeeni…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Itoobiya iyo Sudan oo Kawa Hadlay Xiisadda Labada Dhinac Madaxda dowladaha Itoobiya iyo Sudan ayaa kawada hadlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda kasoo cusbaanaatay ee gaartay tallaabo Milatari, wadahadlkaan ayaa imaanaya xilli madaxda dalkaas ay kuwada sugan yihiin magaalada…