2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Khilaafka Doorashada Somaliland Waxaa natiijo la’aan ku soo dhamaaday kulan u dhaxeeyay xisbiyada mucaaradka UCID iyo WADANI ee Somaliland iyo xisbiga talada haya ee KULMIYE. Kulanka oo ay ka soo qayb galeen hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Biyaha Zamzam-ka oo Awaamiir Laga Soo Saaray Iyadoo dowladda Sucuudigu ay sheegtay in weli ay jiraan xayiraadaha Karoona Virus ee lagu hakiyay Xujayda ka imaanayo waddamo dhowr ah, xilli dhowaan laguda galayo bisha Carafo ayaa haddana waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur u Magacaabay Ergay Gaar ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha gurmadka Abaaraha Soomaaliya, kaddib markii uu qiimeeyay baaxadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Magacaabay La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta la-taliyaha amniga qaranka, isaga oo u magacaabay Xuseen Macallin Maxamuud oo horay xilkan u soo qabtay. La-taliyaha la magacaabay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe iyo IOM oo Kawada Hadlay Soo Celinta Qoxootiga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada Kismaayo wuxuu ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM ee Soomaaliya Frantz celestin . Kulanka ayaa lagaga hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Biden oo Booqasho Ku Tagay Japan Madaxweynaha wadanka Maraykanka Joe Biden ayaa maanta Isniin ah gaaray dalka Japan, waxaana halkaas si diiran ugu soo dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha Japan Fumio Kishida, waa lmarkii labaad oo madaxweynaha Biden uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Xilka Lagu Wareejiyay Madaxweynah Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka madaxweynaha dalka uu kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib munaasabad ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ururuka Xamaas Ee Falastiin oo Ka Hadlay Doorashadii Maxaweyne Xasan Shiikh Madax siyaasadda ururka Xamaas ee reer Falastiin Ismaaciil Haniya ayaa ka hadlay guushii doorasho ee madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo markii labaad Baarlamaanku u doortay hoggaaminta Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, Ismaaciil …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madaxweyne Xasan iyo IMF oo Soo Gabagaboobay Waxaa maanta soo gabagaboobay kulamadii Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hey’adaha dhaqaalaha Adduunka ee arrimaha deyn cafinta oo maalmahaan u socday labada dhinac, Kulankii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rooble oo U Ambabaxay Imaaraadka Carabta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida madaxweynihii geeriyooday dalka Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid AlNahyaan.…