2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Abaartu Ku Saameysay Deegannada Jubbaland oo Gurmad Gaaray Dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa maanta deegannada Jubbaland waxaa ay ka bilowday qabinta deeq Raashin ah, taas oo ka faaiidaysanayaan ku dhowaad 10,000 oo qoys oo ku dhaqan deegaannada dowlad goboleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Shirka Beyle Waashitoon Kula Leeyahay IMF iyo Bangiga Adduunka? Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka shirar muhiim ah kula leh madaxda Hey’adda IMF iyo Bangiga Adduunkan iyo xubno sarsare…
2 daqiiqo Sheeko:War kadib Dagaalka Ukrain:-Shiinaha Oo Marin-biyoodka Taiwan Ku Wajahay Markab Dagaal Maraykan ah Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalalka Shiinaha iyo Maraykanku ayaa Jimcihii ka gudbay marin biyoodka Taiwan ee kala qaybiya jasiiraddaasi iyo dhulweynaha Shiinaha, sida ay sheegeen wasaaradaha difaaca ee Taiwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Wakiilka China Ee Geeska Afrika? Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u qaabilsan Geeska Afrika Xue Bing, kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Musharraxiinta oo Dhoweeyey Jadwalka Dhamaystirka Doorashooyinka Golaha midowga musharraxiinta ayaa soo dhoweeyey jadwalka dhamaystirka doorashada 2020-2022, ee uu soo saaray guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban, waxaana qoraal kasoo baxay midowga lagu xusay in doorashada dib u dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Gobolka Gedo Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa lasoo warinayaa in dad Gaajo iyo Haraad ay ugu geeriyoodeen gudaha degmadaas, waxaana ilaa iyo hadda la sheegay geerida 5…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxay Kawada Hadleen Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafdiga Beesha Caalamka? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay wafdi kasocday beesha Caalamka oo ay hogaaminaysay wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tinna Intelmann, kuwaas oo safar…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso :- Nuxurka khudbadii Madaxweynaha Somaliland Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga Magaalada Washington, ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey xarunta Machadka caalamiga ah ee siyaasadda falanqeeya ee Heritage, waxaanu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Midowga Yurub oo Gaaray Koonfur Galbeed Guddoomiyahay golaha wakiillada Koonfurgalbeed ahna Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Saciid Faqi Ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ay hogaaminaysay safiirka Midowga yurub U-qaabilsan Soomaaliya Tiina Intelmann…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Rooble oo Markale Diray Baaq Ku Aadan Xaaladda Abaaraha Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaaka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu maanta kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka, isagoo kala shiray xaaladda abaaraha dalka oo maraysa meel khatar ah, dadka iyo…