3 daqiiqo Sheeko:War Barnaamijka ‘’DAYN – CAFINTA ‘’ Soomaaliya Oo Wajahaya Caqabad xoog badan haddii …. !! DF ee Soomaaliya geed yar iyo mid weyn bay u fuushay sidii loogu guulaysan lahaa DEYN CAFINTII oo ahayd lacagihii lagu lahaa intii dagaalka sokeeye dhicin Dawladii Soomaaliya. DF ee…
4 daqiiqo Sheeko:War Somalia’s stable internet connectivity real boon to online freelancers Mohamed Hirsi grew up and studied in Mogadishu, finishing his telecommunication engineering degree at one of the universities in Mogadishu two years ago. Hirsi doesn’t currently work as a telecommunication…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka TPLF: Waxaa La Joogaa Waqtigii Aadduunku Maya Dhihi Lahaa Xasuuq Kale Oo Loo Geysto Tigrayga! Ciidamada Tigreega ee dagaalka kula jira dowladda dhexe ayaa sheegay inay isaga baxeen gobollada deriska la ah ee waqooyiga Itoobiya. Debretsion Gebremichael, oo ah madaxa TPLF , ayaa ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka WHO: Omicron Wuxuu Uu U Faafayaa Si aan Horay Loo Arag Madaxa guud ee hay’adda caafimaadka Adduunka WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay in nooca cusub ee xanuunka Corona uu si aad ah ku faafayo. Tedros ayaa xusay in todobaddayadii la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamad Mareykanka Ku Taallo Oo Bilawday Dhageysiga Dacwad Nin Loo Heysto Dilka Muwadin Soomaaliyeed Marlow Ramsey Carson oo ah muwaadin mareykan ah ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka kadib markii lagu soo eedeyay in uu ka dambeyay dilka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya: Cadawga Waa La Garaaci Doonaa, Guushuna Way Sii Socon Doontaa Ciidamada dowladda itoobiya ayaa sheegay in ay kooxda TPLF ay kala wareegeen magaalooyinka Dessie iyo Kombolcha oo ay horay kooxda u qabsatay. Bil ka hor ayeey aheyd markii TPLF iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy : Cadowgu Wuu Burburay, Wuuna Kala Yaacay” Milateriga Itoobiya ayaa todobaadkan dib ula wareegay gacan ku haynta dhul ay horay u sheegteen ciidmada kooxda TPLF, xilli weli furimaha dagaalka uu ku sugan yahay ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Isku Dayga Dil Ee Uu Ka Badbaaday Erdoğan Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa lagu soo waramaya in uu ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu dillo xilli uu ka qeyb galayay isusoo bax dadweyne oo ka dhacayay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Ahmed: TPLF Waxaa Hogaaminayo Kuwa Aan Hadaf Laheyn Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ku sugan furimaha dagaalka Itoobiya oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa markale fariimo culus oo ka dhan ah kooxda TPLF. Abiy ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Deynta Shiinaha Iyo Dhibaatooyinka Afrika Kala Kulanto Tan iyo markii uu dhamaaday dagaalkii Qaboba ee adduunka intii u dhaxeysay 1945 illa iyo 1991-kii waxaa quwadaha adduunka ay bilaabeen In ay xoojiyaan baratanka iyo loolanka ay ugu jiraan…