1 daqiiqo Sheeko:Dalka Si Uu Waqtiga U Dheereysto, Farmaajo Waxaa Uu Dalbaday Dhexdhexadinta Midowga Afrika Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku tagay Kinshasa, oo ah caasimadda Democratic Republic of Congo (DRC) ayaa dalbaday in la dhexgalo isaga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Safiirka Cusub Ee Mareykanka U Soo Wado Soomaaliya? Waxaa lagu wadaa in todobaadkan lagu dhawaaqo safiirkii badali lahaa Donald Yamamoto oo hadda safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ah. Sida ay CNN u sheegeen ilo muhiim ah, waxaa Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Walaacsan Dimoqoraadiyad La’aanta Ka Jirta Soomaaliya Somaliland ayaa warmurtiyeed kasoo saartay ismariwaaga siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, waxay walaac kaga muujisay xaaladda hadda ka dhex taagan dawladda iyo mucaaradka. war ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Waxaa goordhow la shaaciyey in Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu saxiixay sharci hal dhinac ah oo baarlamaanka federaalka ah ay waqtiga ugu dareen. Madaxweynihii hore ayaa caawa afurkii kaddib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Badbaado Qaran: Waxaan Qaadi Doonnaa Tallaabooyin Ka Dhan ah Muddo Kordhinta Hogaanka iyo xubnaha madasha Badbaado qaran ee Soomaaliyeed ayaa qabatay kulan looga doodayay muddo kordhinta sharaci darrada ah uu Golaha shacabka u sameeyay Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhamaaday. Kulanka sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Rayidka Oo Kahor Yimid Muddo Kordhinta Farmaajo Isutagga Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay tallaabadii uu qaaday Golaha Shacabka 12 April 2021 taas oo liddi ku ah hishiiskii 17 september 2020 ee labada gole ay isla…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Omaar Oo Iska Diiday Xil Uu U Magacaabay M. Farmaajo wasiirkii hore ee wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Cabdullahi Omaar ayaa ka cudur daartay xil uu u magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, wasiirka ayaa laga qaaday xilka wasaradda gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Muddo Kordhinta Farmaajo Ku Tilmaamay Afgambi Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bartiisa Faceboog ku qoray in muddo kordhin xoog ah ay u aqoonsanayaan afgambi. warka Madaxweyne Xasan ayaa sidaan u qornaa “Mas’uuliyiinta dowladda waxaa loo doortaa hoggaaminta…
7 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Xoogga Oo Maanta Xusaya Sanad guuradii 61 Ee Ka Soo Waregatay Aas Aaskooda. Maanta ciidamada xoogga dalka waxaa ay u dabaal-degayaan 61 sano guuradii ka soo wareegatay aasaasitaankooda . 12-ka April maanta oo kale 1960 ayaa dhidibada Loo taagay Xoogga Dalka. Dib U…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda Ganacsatada Qaadka ee Muqdisho oo ka cabanaya dad kala wareegay hawlaha ayaa ku dooday in la hoos geeyey soo dejinta Qaadka dad ay qaraabo yihiin Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday. Mid ka…