2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Hormarinta Ganacsiga iyo Hal-abuurka Somaliya oo ah Shir Sanadle ah Ayaa Markii 5aad Manta Lagu Qabtay Magaaladda Mogadisho Shirkan oo afartii sano ee lasoo dhaafay si xiriir ah ay u qaban jirtay Jaamacadda SIMAD ayaa sanadkan waxa ay si wadajir ah u wada qabteen Jaamacadda Jamhuriya. Shirkan waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Sheekh Axmed oo Gaaray Garowe Madaxweynihii hore dowladda Soomaaliya Shariif sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, halkaas oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin kala duwan. Shariif ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sarkaal Mareykan ah oo Dil Geystay ayaa Laga Ceyriyay Shaqada Sarkaal Mareykan ah ayaa laga ceyriyay shaqada kadib markii ay dil u geystay Andre Hill, dilkan ayaa ka dhacay gobolka Ohio, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay agaasimaha Badbaadada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kabtanka Ciidanka Hindiya oo Lagu Soo Oogay Inuu Saddex Nin Ku Dilay Dooxadda Kaashmiir Kabtan ciidan oo ku sugan dhulka lagu muransanyahay ee Jammu iyo Kashmir ayaa lagu soo eedeeyay dil, afduub iyo shirqool dambi kadib toogashada lagu dilay seddex nin oo reer Kashmir…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doon Kalluumeysi ee Ruushka oo ku Degtay Badda Barents Doony kalluumeeysi oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku degtay badda loo yaqaaan Barents xili ay ku jirtay kaluumeeysi, Toddoba iyo toban qof ayaa la waayay maanta oo Isniin ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Odawaa oo Deegaanka Dibir Ka Xarig-jaray Ceel-biyood Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa wasiirkii hore ee arrimahagudaha federalka Soomaaliya, ayaa deegaanka Dibir oo 30 km u jira degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa uu xariga uga jaray ceel…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Imaaraadka oo Ku Dhawaaqday ku Dhawaad kun kiis oo Covid-19 ah Wasaaradda caafimaadka Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqday in la diiwaan galiyay 994 kiis oo ah cudurka safmarka ah ee Covid-19 24-saac ee lasoo dhaafay, taasoo ka dhigan in tirada guud…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xidigaha Qarniga oo La Shaaciyey, Ronaldo Ayaa Ku Jira Xiddiga kooxda Juventus iyo Portugal Cristiano Ronaldo ayaa hantay abaalmarinta laacibka qarniga21-aad waxaana ku maamuustay Globe Seccer xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday magaalada Dubai…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir iyo Koonfur Galbeed oo Galabta Ku Madlansan Koonis iyo Wax Weliba oo Ku Saabsan Waxaa galabta garoonka ciyaaraha Eng yariisoow X Koonis ee magaalada Muqdisho, kuwa wada balansan kulan ciyaareed xiisa badan oo u dhaxeeya maamullada Koonfur Galbeed iyo gobalka Banaadir . kulankan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ganacsiga XFS oo Soo Saartay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Shirkadaha Soomaaliya Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee sharci lambar 18 oo la soo-saaray…