2 daqiiqo Sheeko:War Shirkadaha diyaaradaha Imaaraatka Carabta oo hakiyay Duulimaadyadii ay ku tagi jireen Dalka Sacuudi Carabiya Shirkadaha diyaaradaha ee Imaaraatka carabta ayaa joojiyay dhamaan duulimaadyadii ay ku tagi lahayeen Sacuudi Carabiya ilaa iyo 27-ka bishaan Diseembar sababo caafimaad oo laxiriiro COVID-19 kaas oo dib ugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo Amarro Duldhigay Ganacsada Boosaaso Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cismaan Karaash oo kulan la qaatay ganacsada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa amarro duldhigay, taas oo la xiriirta qaadista shilinka Soomaaliga. Madaxweyne ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta Dalal dhowr ah oo ku Yaalla Yurub ayaa mamnuucay safarrada lagu talgayo wadan UK, kabib markii la sheegay in dalkaas uu ka dilaacay nuuc cusub oo Koroona ah Feyrus ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sudan oo Ciidamo Milatari ah Soo Dhoobtay Xadka Itoobiya Dowladda Sudan ayaa Malitarigeeda waxaa ay ku daabushay xuduudda bari ee magaalada Al-Fashaqa, oo ay la wadaagto wadanka Itoobiya, halkaas oo lagu dilay askar Sudanese ah , sida ay warisay wakaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir vs Galmudug oo Foodda Isdaraya Koobkaan Sidaa Loogu Kala Guuleystay Tartankan lama qaban labo sano xiriir ah, balse sanadkan ayay nasiib ay u yeelan doonaan in taageerayasha ay arkan tartanka maamul goboleedyada, iyadoo uu jiro Korona Fayras haddana waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika Kooxo burcad Koonfur African ah ayaa habeenimadii xalay dalkaasi dil iyo dhaawac ugu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaas oo kamid ahaa dhallinta u ganacsi tagatay dalkaasi. Magaalada Durban oo ee Koonfur…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka? Haweenka waxaa loo tixgeliyaa in ay ka mid yihiin hal-abuurayaasha ugu korista badan adduunka. Haddana waxaa la isku raacsan yahay in hal-abuurka iyo ganacsiyada haweenka ay muhiim u yihiin horumarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Musharraxiinta oo La Kulmay Xubnaha BF Ugu Jira Somaliland Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho kulan uga furmay golaha midowga Musharraxiinta, qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanno labada gole ah oo kasoo jeeda gobalada Waqooyi ee Somaliland. Shirka oo uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni: Cid Kasta oo Shilinka Soomaaliga Diida Waa Dambi Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan la qaatay ganacsatada deegaannada Puntland, isaga oo ka hadlay arrimaha sarifka lacaga iyo lacagaha shilinka Soomaaliga ah oo muran badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga Garoowe oo Xiran iyo Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Waxaa maanta gabi ahaan xiran ganacsiyada kala duwan ee magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, kadib markii ganacsatadu ka cabteen sicir barar ku yimid lagaha Shilinka Soomaaliga iyo Dollarka. Boqolaal…