1 daqiiqo Sheeko:War Wiil Makaanik ah oo Lagu Weeraray Maxaas Kadib Markii uu Diiday Baad ay Dalbadeen Rag Isku Sheegay Al-Shabaab Wiil Dhallinyaro ah lagu magacaabo Caydaruus Hariir Cali, oo ahaa makaanik da’yar, ayaa lagu weeraray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kadib markii laba nin oo wajiyadoodu daboolnaayeen, isla markaana isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Dib Ugu Laabtay Dhuusamareeb Madaxweynaha maamulka Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo ku xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo halkaas si diiran loogu soo dhoweeyey madaxweynaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siciid Deni oo Gaaray Baydhabo+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafdiga madaxweyne Deni…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sii Hayaha Ra’iisul Wasaraha Oo La Shiray Wakiillada Beesha Caalamka Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho. Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Xildhibaannada Labada Gole Ku Mala Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta kulan gaar la qaatay xildhibaannada labada gole ee maamulkaas ku matalo dowladda federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa inta badan waxaa aad looga…
1 daqiiqo Sheeko:War Ururka Dhalinyarada Degmada Degmada Afgooye oo la weeraray Ururka Dhalinyarada Degmada Afgooye ee UDDA, oo ka shaqeynayay wacyigelinta bulshada, ayaa lagu weeraray maantabdegmada Afgooye.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Mursal , Laftagareen iyo Waare oo ka wada hadlay shirka maalintii afaraad ka socda Muqdisho Hoggaamiyaasha Maamul- Goboleedyada ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulamo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho kuwaas oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka. Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa la kulmay Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug oo maanta hortagaya Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta oo Talaada ah hortagaya Golaha aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku war-geliyay Senatorada in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ku Dhawaaqay inuu Yahay Murrashax Madaxweyne Raisulwasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga waxa uu ku shaaciyay inuu yahay murrashax u taagan qabashada madaxweynaha dalka sanadda 2020-2021. Kheyre ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Oo Shacabka Iyo Ganacstada Soomaaliyeed Ugu Baaqday In Loo Gurmado Shacabka iyo Dowladda Suudaan Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara…