2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaarahii Wadanka Japan oo Iscasilay Ra’isulwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in uu iska casilayo jagadiisa sababo caafimaad xumo awgeed, isaga oo soo afjaray muddo xileedkiisa oo ah ra’iisul wasaarihii ugu mudada dheeraa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga Oo Gaadiidka Gaashaaman Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya Sii haya Xilka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa Maanta si rasmi ah ula wareegay Gaadiidka Gaashaaman oo Dowladda Turkiga ay ku deeqday Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay Dekadda Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo Xaqiijiyey Iney Muqdisho Iman-doonaan Warmurtiyeed kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Muqdisho u iman doonaan shir wadatshi ah iyaga oo intaa ku daray in intii ay ku wada hadlayeen Garoowe ay…
12 daqiiqo Sheeko:War Falanqeyn Heshiiska dhusamareb-3 Ee dhexmaray DF iyo Galmudug, Koofur Galbed, HirShabelle iyo G. Benadir Inta aanan u gudbin falanqeynta heshiiska dhusamareb-3 ee 19ka Agoosto 2020, waxaan jeclahay inaan akhristayaasha qoraalkan xusuusiyo in Shirkii dhusamareb-1 gooni u ahaa DG-yada Galmudug, Puntland, HirShabelle, Koofur Galabed, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Xireen Carro-tuur ah oo Laga Sameeyey Beladweyne+Sawirro Guddiga fatahaadda Beladweyne ayaa duleedka magaalada ka sameeyey buurar (caro tuur) loogu talagalay in lagu celiyo fatahaadda soo noq noqoay ee magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wararka aynu heleyno…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo oo Saxiixay Xeerka Lagu Muransanyahan ee Saxaafadda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegayaa inuu saxiixay xeerka muranka badan dhaliyey ee saxaafadda. Xeerkan oo maanta lagu wado in uu wasiirka warfaafinta ku dhawaaqo ayey saxaafadda in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin:-Muqtaar Maxamed Oo Muqdisho ku Xannaaneeya Ku Dhowaad 500 Oo Digaag Hal-abuurku waa feker ka dhex guuxaya qof kasta oo caafimad qaba, balse hergelinta iyo sida ay cid kasta ugu go’antahay ayaa lagu kala duwanyahay, waxana ka gun gaara oo Guulaysta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland? Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb-3 Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir. Halkan Ka Daawo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusamareeb 3: Heshiiska Deegan Doorasho ah iyo Kursigii oo ay u Codeyn Karaan 1,505 Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxaysay…