2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni iyo Ku Xigeenkiisa Axmed Karaash oo La Heshiisiiyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta lagu heshiisiiyay madaxtooyada maamulkaas ee Garowe ka dib kulan saacado qaatay oo halkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Soomaaliland oo Laga Helay Coronavirus Wasiirka maalgashiga iyo hormarinta Soomaaliland Maxamed Axmed Cawad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka waxa uu ku shaaciyay in laga helay fayraska COVID-19 ka dib baaritaan lagu sameeyay. Mr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Filish oo ka Jartay Macallimiinta Masaarida ee 15-May Biyaha iyo Baadka Maamulka gobalka Banaadir ayaa ka joojiyay taakuleyntii uu siin jiray macallimiinta iyo guud ahaan iskuulka 15 May ee magaalada Muqdisho. Warqad uu ku saxiixanyahay guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Taqal “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ha Soo Dhaafo Muqdisho” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Tim-jilac) ayaa sheegay in madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya laga doonayo in ay is badal ay sameeyeen horomarna gaarsiiyeen guud ahaan Wadanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixin Ku Saabsan Haweenka Ka Ganacsada Caanaha Haweenka ka ganacsada caanaha xiliga habeenkiiay sheegay in ay dhibaatooyin kala kulmaan halista Waddooyinka Muqdisho wariyaha goobjoog Maariya Aadam Harlin ayaa booqatay suuqyada lagu iibiyo caanaha,iyadoo warbixintan ka diyaarisay
1 daqiiqo Sheeko:War Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Xiray Wajiga Labaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo xiray wajiga labaad ee Barnaamijka shaqo qaran
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya Oo Shatiga Duulimaad Kala Laabatay Shirkado Laga Lee Yahay Kiinya Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay mid ka mid ah labada…
1 daqiiqo Sheeko:War Dooda Matalaada Muqdisho Ee Doorashada Soo Socota Matalaada dadka Magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Golaha aqalka sare ma waxa loo qeybinayaa qaab 4.5 ah, mise dadka Magaalada Muqdisho asal ahaan u dagan ayaa gooni u leh, shacabka Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:War Fowsiyo Xaaji Aadan “Sharciga Madaxweynaha Saxiixay Ma Ahan Mid Waafaqsan Sharuucda Wadanka” Fowsiyo Xaaji oo ah guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi ahna Xildhihaan Golaha Shacabka ayaa Goobjoog u sheegtay in sharciga Doorashooyin uu Madaxweynaha saxiixay uu yahay mid baal marsan dalka.