1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xooggan Oo Qabsaday Kaalin Shidaal Oo Ku Taalla Magaalada Muqdisho Wararka aan ka heleyno agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalaga Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow dab xooggan uu qabsaday kaalin shidaal oo halkaasi ku taallay. Kaalinta shidaal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni iyo Danjire James Swan oo Kawada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya Ku Soo Wajahan Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta waxa uu madaxtooyada maamulkiisa ku qaabilay ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee danjire James Swan. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Sudan oo Ka Badbaaday Isku-day Dil Wararka ka imanaya Sudan ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay. Telefishinka dowladda iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qofkii Ugu Horreeyay Ee Caabuqa Coronavirus Ugu Geeriyooday Afrika Nin u dhashay Jarmalka oo ku sugnaa Masar kaddib markii uu ku dhacay caabuqa Corona ayaa haatan u geeriyooday cudurka, waxaana la sheegay inuu yahay qofkii ugu horreeyay ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliyaha Guud Ee Ciidamada Talyaaniga Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Wararka ka imaanaanaya dalka Talyaaniga ayaa waxa ay ku waramayaan in taliyihii guud ee ciidamada dalkaasi laga helay caabuqa Coronavirus oo ku sii fidiya dalkaasi. Taliyahan oo lagu magacaabo Salvatore…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Garaad: Madaxweyne Qoorqoor inkastoo aynaan isku ra’yi ahayn waxaan aqbalay Howsha uu ii xilsaaray Yuusuf Garaad Cumar wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxa uu soo dhoweeyay magaacaabista madaxweyne Qoorqoor ee ah in uu noqdo guddoomiyaha guddiga qabanqaabada xafladda Caleemasaarka ee madaxweynaha Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Madaxweyne Qoorqoor Oo Magacaabay Guddi Ka Shaqeynaya Xafladda Caleema Saarkiisa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqqor ayaa magacaabay guddi ka shaqeyn doona qabanqaabda xafladda caleema saarkiisa, waxaana guddigaasi ka soo muuqday masuuliyiin hore. Guddigan ayaa ka kooban 12…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Talyaaniga oo 15 Gobol Dadkii Ku Noolaa La Karantiilay Dowladda Talyaaniga ayaa ilaa 16 milyan oo qof karantiishay iyada oo isku dayeysa xakameynta faafitaanka caabuqa cusub ee coronavirus. Qof walba oo ku nool gobolka Lombardy iyo 14 kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna Oo War Cusub Soo Saartay, Baaqna U Dirtay Beesha Caalamka Ururuka ahlu sunna oo looga adkaaday siyaasadda maamulka Galmuduga yaa maanta waxa ay soo saareen war cusub oo ay kaga hadlayaan xaaladihii ay soo mareen muddooyinkii dambe oo dagaal uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Si Kulul U Cambaaraysay Hadalkii Danjire James Swan Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyay hadal ka soo baxay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee James Swan kaasi oo ahaa in uu la socon…