2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Soo Saartay Shuruudaha Wada Hadalka Ee Soomaaliya Soomaaliland ayaa soo dhoweysay wadahadal dhex Mara Soomaaliya iyo Soomaaliland kuna xirtay shuruudo dib ugu soo noqoshada wadahadalka iyaga iyo Soomaaliya. Kulan maanta golaha Wasiirada Soomaaliland ay ku yeesheen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay Xariga Janan Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee deegaan doorashadoodu tahay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa xaringa wasiirka amniga ee maamulkaasi Cabdirashid Janan ee Muqdisho kala…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda iyo Taariikhda Qareenada Matalaya Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday 26 july sanadkan ayuu dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane ku dilay Allaha Unaxariiiste Marxuum Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud, degmada Xamarjajab ee gobalka Banaadir. Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: DFS Wakiil Noogama Ahan Taakuleynta Aan Ka Helno Caalamka War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland ayaa looga horyimid heshiiskii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, kaasi oo ku saabsanaa mashruuc loogu magac daray Injineer Yariisow, laguna dhisayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo La Kulmay Guddiga Shaqadiisa La Hakiyey Ee wajiga 2-aad ee dib-u-qaabeynta Ciidamada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa axaddii xafiiskiisa kulan kula qaatay guddiga u xil saaran wajiga labaad ee dib-u-qaabeynta ciidamada qalabka sida. Guddiga oo 9 maalin…
6 daqiiqo Sheeko:War 5 Arrimood oo Loo Aaneynayo Dib u Dhaca “Xisbigii Weynaa” ee Nabad iyo Nolol July 29, 2018, ayaa Ra’iisul-wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed ‘Khadar’ oo Khudbeynayay uu sheegay in ay soo wadaan Xisbi weyn oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo. Waxaa uu tilaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa Oo Isu Sharaxay Madaxtinnimada Galmudug Xaflad weyn oo galabta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxuu Cabdiraxmaan Odowaa ku iclaamiyey murashaxnimadiisa madaxtinnimada Galmudug. Xafladda waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-Xigeenka 1aad ee aqalka sare mudane Abshir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo Heshiis kala Saxiixday Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, iyo agaasimaha guud ee midawga Yurub ee horumarinta caalamiga ah, Mr Stefano Manservisi ayaa si wadajir ah maanta u saxiixay 23 Milyan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/Afrika: Jaaliyadda Oo Codkooda Ku Biiriyay Raadinta Maqaamka G/Banaadir Ka Hadalka Maqaam uu yeesho Gobalka Banaadir, kuma koobna Siyaasiyiinta ama Odayaasha Deegaanka oo kaliya ee sidoo kale Dhallinyarada Qurbajoogta Soomaalida, ayaa dhankooda ka dalbanaya sidii loo heli lahaa Xaqii…