2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Guddoomiye Gobol Ka Ahaa Soomaaliya Oo Aqbalaad ka Helay Canada. Guddoomiye gobol kaasoo noloshiisa kala cararay Soomaaliya ayaa magan-gelyo qoxootinnimo ka helay dalka Canada. “Waxaan u riyaaqay dowladda Canada iyo fursadda la i siiyey,” ayuu yiri Nuur Axmed Xasan isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Ka Tirsan Goobjoog Oo Lagu Xiray Muqdisho Weriye Cali Muumin oo ka kirsan warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa saaka lagu xiray xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho. Saacado ka hor xarigiisa waxaa soo gaartay warqad looga yeerayo goobtaas,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Geesiyad Ka Baxday Qaranka Soomaaliyeed. Col. Faadumo Cali waxay u hurtay nolosheeda sidii nabadda iyo ammaanka loogu soo celin lahaa dalkeeda Soomaaliya. Faadumo oo ahayd hooyo 33 jir ah ayaa ciidanka militariga ku biirtay sannadkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Todobo Sano Kaddib Kismaayo Oo Kasoo Kabaneysa Burburkii Dagaallada. Todobo sano ka hor, ciidamada dalka Kenya ayaa dagaal ay la galeen xarrakada Alshabaab kula wareegay magaalada Kismaayo. Hawlgalka lagu qabsaday magaalada dekedda leh ee Kismaayo waxaa ka qeybqaatay diyaaradaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxii Xabsiga Dowlad Deegaanka Ethiopia Oo La Musaafuriyey. Addis Ababa Reuters)- Xubno ka tirsan saraakiisha ammaanka Soomaaliya ayaa xiray madaxii xabsiyada dalka Ethiopia kaasoo ku eedeysan inuu jirdil iyo dambiyo kale u geystay maxaabiis xabsigaas ku xirnaa waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Soomaalida Koofur Africa Ugu Baaqay Inay Ka Fogaadaan Qabyaaladda. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed inay midoobaan oo ay ka fogaadaan qabyaaladda taasoo sida uu sheegay ah sababihii keenay in dalku dagaal sokeeyo galo. Isagoo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Holland Oo Aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga iyo kan Shaqaalaha Soomaaliya Dowladda Holland ayaa waxa ay aqoonsatay in dalkeeda lagu gali karo Baasaboorka Soomaaliga ee la siiyo shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta Soomaalida. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Oday Ahaa Oo Maanta Lagu Diay Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dilay Nin la sheegay in uu Odey ahaa galinkii danbe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maxay Maxkamadda Ka Dhahdey Dalabkii Wasiir Goodax Ee Baraha Bulshada Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa ka hadashey qorshihii ahaa in la xirayo baraha bulshada inta uu socdo imtixaanka guud shahaadiga ah, kaasi oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiyo Xasan Shiikh Oo Loo Magacaabay Duqa Degmada Baladweyne Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Xasan Cali caadle ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday Duqii degmada Baladweyne Khadar Xasan Afrax, iyada oo duq Cusub loo Magacaabay…