1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweynaha Puntland Oo u Digay Somaliland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa Somaliland uga digay daan-daansi uu sheegay iney ka waddo deegaanno ka mid ah gobolka Sanaag. Waxa uu sheegay madaxweyne Dani in ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Uga Qeybgalaya Magaalada Kampala, Uganda Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa ku biiraya Madaxda dalalka Uganda, Koonfur Afrika, Tanzania…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Daraawiishta Puntland Oo Is Casilay Taliyahii ciidanka daraawiishta Puntland Jeneraal Cabdi Shukri C/laahi Xuseen ayaa warqad uu isku casilayo waxa uu maanta u gudbiyey madaxweynaha maamulkaasi. Wararka ay heshay Goobjoog ayaa waxay sheegeyaan in sababta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Magaalada Kismaayo? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa ku sugan ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyadoo xalay uu ku hoyday magaaladaasi. Wararka ay Goobjoog ka heleyso Kismaayo waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warqad Furan oo ku Socota Garwadeenka Siyaasadeed Ee Soomaaliya Riix halkaan si aad qoraalka u akhrisato
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in shil gaari uu ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Gaarigan weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow Oo Ammar Ku Bixiyey In Laga Guuro Dhul Dan Guud Ah Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray Wareegto ku aaddan Xaruntii Ciidamada Badda ee degmada C/Casiis iyo Gurigii Taliyaha Ciidamada Badda Duqa Muqdisho ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Axmed Madoobe Oo Kulan Ku Leh Kismaayo Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose gaaray Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxaa garoonka Kismaayo kusoo dhoweeyey madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Boqollaal Dagaalyahan Ayaan Ku Dilnay Soomaaliya Washington: Dowladda Mareykanka ayaa xoojisay dagaalka ka dhanka ah Xarrakada Alshabaab ee xiriirka dhaw la leh ururka Al-Qaeda xilli madaxweyne Donald Trump uu raadinayo qorshe lagu yareynayo hawl-gallada lagu beegsanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Kismaayo Oo Maanta Xiran Ciidamada Jubbaland ayaa maanta waxa ay xireen dhammaan waddooyinka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, iyadoo dhanka kalena aad loo adkeeyey amniga magaaladaasi. Sababta loo xiray waddooyinkan ayaa lagu sheegay…