1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Soomaaliya U Soo Diray Wafdi Qiimeeya Ammaanka Dalka Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Garoonka diyaraadaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdi ka kooban 27-xubnood oo ka socda Guddiga nabad…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow, Habraaca Ay Soomaaliya Ku soo Saari Karto Shidaal Dowladda federaalka ah waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu ka dhici-doonaa London.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Macalimu: Xukuumadda Kheyre Waxaa ay Weriyeyaashii Ka Dhigtay Mid Loo Hanjabo Iyo Mid La Laaluusho Xogheyaha guud ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in uu jiro saxafi muddo todobaad ah u xiran dowladda oo aan maxkamad la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xoghaye Macalimow Oo Sheegay In Xukuumadda Kheyre Ay Caburiso Suxufiyiinta Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj Maxamed Ibraahim Macalimow oo Maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay xukuumadda federaalka Soomaaliya ay culeys badan saartay saxaafadda. Waxa…
5 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Natiijada Baarista Hanti-dhowrka Ee Gobolka Banaadir Janaayo-Juun 2018 Hanti-dhowraha guud ee qaranka ayaa isaga oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo waxaa uu baaris ku sameeyey dowladda hoose ee Xamar Janaayo ilaa Juun ee sanadkan 2018-ka, lixdaas bil gobolka Banaadir wuxuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo 8 Maalin Gudaheed Booqanaya Dalkii 4aad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Nairobi, Kenya halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka dhaqaalaha badaha. Shirkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa laga arrinsanayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Isbeddel-doonka Oo U Tanaasulay Abuu Mansuur Roobow Murashaxiintii Koonfur galbeed ee ku Midoobey isbeddel-doonka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay u tanaasuleen murashaxa Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Kooxdan waxaa ay adkeeyeen xuquuqda dastuuriga ee dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Murashaxiinta Koonfur Galbeed Oo Shahaado La Guddoonsiiyey Guddiga doorashada madaxtinnimada dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa maanta shahaadada tartanka guddoonsiiyey qaar ka mid ah murshaxiinta. Murashaxiinta la guddoonsiiyey waxaa ka mid ah: C/casiis Laftagareen, Ibarihim macalin Nuur, Aden…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Madaxweyne Caynkee Ah Ayeey u Baahan Tahay? Puntland waxaa ka socota diyaar garowgii ugu dambeeyey ee ku aadan doorashada madaxweyne oo la filayo iney dhacdo horraanta sanadka 2019. Waxaa magaalada Garoowe xarunta gobolka Nugaal gaaray musharraxiin badan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Laga Fulinayo Deegaannada Al-shabaab Ka Joogaan Hirshabelle Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, qeybta 27-aad ayaa sheegay in meel gabagabo ah ay mareyso qorshe la doonayo in duqeyn dhanka cirka ah laga fuliyo meelaha ay Al-shabaab kaga sugan…